Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Mr Farmajo”DKMG ahi waa in ay wada hadal a yeelataa Al-Shabaab

Mr Farmajo”DKMG ahi waa in ay wada hadal a yeelataa Al-Shabaab

Raysal wasarahii Hore ee Somaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa baaq u diray DMKG ee Somaliya kusheegay in dawladu ay wadahadal la samayso Alshabab isagoo timaamay in ay muhiim tahay in lala hadli Alshabaab  . Mr Farmaajo o warbaahinta la hadlaya ayaa timaamay in wadahadal la yeesho Alshabab oo la waaniyo dhalinyarada hubkana laga dhigo isla [...]

January 30 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.  Salaanta islaamka kadib waxaan salaan gaar ah iyo waliba mahadnaq aad iyo aad u balaadhan halkan ugu soo gudbinayaa bahda shabakada Maakhir.net iyo waliba akhristayaasha ku xidhan mareegtan. Intaas kabacdi waxaan jeclaystay caawa inaa halkan kusoo gudbiyo maanso aan ugu magac daray “Hiiliyow ha cadaabin” taas oo sababtaan u curiyay ahayd inaan tilmaamo qiimaha iyo xuquuqda [...]

January 30 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Sugaanta, Wararka | Read More »

Iskuulkii Hore ee Xanaanada Xoolaha ee Buraan oo Dayacaad xogle ka muuqato

Iskuulkii Hore ee Xanaanada Xoolaha ee Buraan oo Dayacaad xogle ka muuqato

Xarunta horomarinta ee buraan oo mar ahaan jirtay kulayad lagu barto xanaanada xoolaha wakhtigii dawladii siyaad barre ayaa hadda u muuqata mid ay gabi ahaanba la ilaaway . buran rural institute ayaa ah machad ku yaal degmada bueaan ahna mid kamid ah dugsiyada ugu weyn somaliya saas oo ay tahay dugsiga kani ma helin dayac [...]

January 29 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Shirjaraaid oo uu qabtay Eng Max’ed Siciid raage oo uu kaga hadlay arimaha Dekada Bosaso (Dhagayso)

Shirjaraaid oo uu qabtay Eng Max’ed Siciid raage oo uu kaga hadlay arimaha Dekada Bosaso (Dhagayso)

Bossaso (MMedia) Wasiirka Dekaha gaadiidka bada iyo burcad badeeda punt land mudane Max’ed Siciid Raage ayaa waxaa uu ugu baaqay dhamaan Gaadiidlayda Badda inay Gaadiidkooda ka soo saaran Dekada Magaalada Boosaaso. Wasiirka ayaa waxaa uu ku sheegay Shir jaraaid oo uu qabtay in ay kasoo faaruqeen dib u habaynta qaybta hore ee Dakada Magaalada Bossaso [...]

January 29 2012 | Posted in Wararka | Read More »

NUSOJ”Somalia is the deadliest country in Africa for media personnel.

NUSOJ”Somalia is the deadliest country in Africa for media personnel.

NAIROBI(MMEDIA);aleading Somalia journalist was shot outside him home in Mogadishu on Saturday and died on the way to the hospital, according to other journalists. Hassan Osman Abdi, 29, was the director of Shabelle Media Network, according to the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and Reporters Without Borders. He had also previously done some freelance [...]

January 29 2012 | Posted in News in English, Wararka | Read More »

Canbarayn kaladuwan oo loojeedinayo dadka kadanbeyey dilka wariye xasan(fantastic)oo isasootaraysa.

Canbarayn kaladuwan oo loojeedinayo dadka kadanbeyey dilka wariye xasan(fantastic)oo isasootaraysa.

NAIROBI(MMEDIA):Allaha u naxariistee Weriye Xasan Cusmaan Cabdi (Fantastic) oo ahaa agaasimaha guud ee idaacadda Shabelle ee magalada Muqdisho ayaa shalay galab dil’arxan daro ah lagu dilay gurigisa hortiisa oo ku yaala xaafadda Nasteexo ee Degmada wada jir ee magalada Muqdisho. Hadaba waxa isasoo taraya canbaraynta loodirayo dadka kadanbeeya dilka waxashnimada ah, ee logaystey Weriye Xasan [...]

January 29 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Juventus oo ka guulay satay Udinese(Sawiro)

Juventus oo ka guulay satay Udinese(Sawiro)

Sports (MMedia) Kooxda kubada cagta ee Juventus ayaa waxaa ay afka ciida udartay kooxdii la loolamaysay ee Udinese. Kooxda Juventus ayaa waxaa ay labo iyo hal kaga guulaysatay Kooxda Udinese iyadoo ay soconayaan wareega 20aad ee kulamada sara A Talyaaniga. Alessandro Marti ayaa waxaa uu Juventus udhaliyay goolka Koobaad ee kulanka daqiiqadu markay ahayd 42 kaambiyadii [...]

January 29 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Journalist killed in Mogadishu.

Journalist killed in Mogadishu.

Somalia (MMedia) A leading Somalia journalist was shot outside him home in Mogadishu on Saturday and died on the way to the hospital, according to other journalists. Hassan Osman Abdi, 29, was the director of Shabelle Media Network, according to the National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and Reporters Without Borders. He had also previously [...]

January 29 2012 | Posted in News in English | Read More »

Waxgaradka iyo isimada Gobolka Bari oo Canabaarayn iyo tacsi kasoo saartay Dilkii Xildhibaan Bile(Dhagayso)

Waxgaradka iyo isimada Gobolka Bari oo Canabaarayn iyo tacsi kasoo saartay Dilkii Xildhibaan Bile(Dhagayso)

Bossaso (MMedia) Kadib markii Magaalda Baargaal ee Gobolka Bari lagu dilay Xildhibaan Bile Max’ud Yuusud oo ay dileen Malayshiyaat hubaysan kuna dileen Barta Kaanroolka ee Magaalada Baargaal. Beeldaaje  Ismaaciil  Beldaaje Calbari oo Saxaafada la hadlay ayaa waxaa uu ugu horay uga tacsiyadeeyay Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Bile Max’ud  isagoona sheegay naftu hadii [...]

January 28 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Aminga Punt ladn oo shirjaraaid kaqabtay Geeridii Xildhibaan Bile(Dhagayso)

Wasiirka Aminga Punt ladn oo shirjaraaid kaqabtay Geeridii Xildhibaan Bile(Dhagayso)

Bossaso (MMedia) Iyadoo lagu dilay Magaalda Bargaal ee Gobolka Bari Xildhibaan Bile Max’ud ayaa Wasiirka Amaanka Punt land waxaa uu Shir jaraa id kaqaytay Geeridii Xildhibaan Bile oo lagu dilay Afaafka hore ee Magaalada Bargaal. Wasiirka Amniga Punt land ayaa waxaa uu shirkiisaan Jaraaid ugu horayn ka warbixiyay waxyaabihii uu Xildhibaanku u aaday deegankaasi iyo [...]

January 28 2012 | Posted in Wararka | Read More »