Home » January, 2012 Entries posted on “January, 2012”

Saxafiyiinta Gobolka Bari oo canbaareeyay dilkii Fantastic tacsina udiray dhamaan dadkii uu kabaxay.(Dh.S)

Saxafiyiinta Gobolka Bari oo canbaareeyay dilkii Fantastic tacsina udiray dhamaan dadkii uu kabaxay.(Dh.S)

Bossaso (MMedia) Kulan ay maanta iskugu yimaadeen qaar kamida Saxafiyiinta Gobolka Bari ayaa waxaa ay ku canbaareeyeen dilkii loo gaystay alle ha unaxariiste wariye xasan fantastic oo ahaa Agaasimaha Warbaahinta Shabelle. Kulankaani oo ay kasoo qaybgaleen Saxafiyiin ka kala socda Idaacada ka hawlgala Magaalada Bossaso TV-yada  wargaysyada ayaa waxaa uu ka dhacay Xarunta Wasaarada Warfaafinta [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweyne Shariif oo u dabal dagay sanad guuradiisii 3-aad.

Madaxweyne Shariif oo u dabal dagay sanad guuradiisii 3-aad.

XFKS(MMedia)Munaasabad lagu weyneeynayay sanad guuradii 3-aad ee ka soo wareegatay markii la magacaabay madaxweynaha dowladda kmg ah ee soomaaliya sheikh shariif sheikh Axmed ayaa manta ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka mid ah Xukuumadda waxaana ka mid ahaa Ku simaha Ra’isal wasaaraha ahna wasiirka Gaashaandhiga Xuseen Carab [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Kooxo hubaysan oo werar kuqaaday askar kusugan waqooyi galbeed afganistan, islmarkana ugu yaran 8-askari kudiley halka.

Kooxo hubaysan oo werar kuqaaday askar kusugan waqooyi galbeed  afganistan, islmarkana ugu yaran 8-askari kudiley halka.

NAIROBI(MMEDIA)Ku dhawaad sideed askari ayaa lagu soo waramayaa inay ku geeriyoodeen 25-kalena dhaawac uu soo gaaray kadib markii ay kooxo hubaysan oo islaamiyiin ah ay weerar gaadmo ah kusoo qaadeen goob isbaaro ah oo ay ciidamadaasi dalka ku sugnaayeen oo ku taala deegaanka ku yaala waqooyi galbeed ee dalkaasi. Goobta weerarkaan kadhacay ayaa lagu sheegay [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Korneel Qeybdiid.

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Korneel Qeybdiid.

XFKS(MMedia)Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu weeraray hoyga Korneel Cabdi xasan cawaale qeybdiid uu ka dagnyahay Koofurta magaalada Galkacyo ee xrunta Gobolka mudug. Inta la xaqiijiyay waxaa qarax ismiidaminta ah ku geeriyooday 4-ruux labo ka mid ah waa ilaalada Hoyga Korneel qeybdiid mid kale waa gebar dagneyd aaga qaraxa uu ka dhacay halkakanafaraadna uu yahay ruuxi [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xulka Gobolka Bari oo Garowe u unbabaxay iyo Horyaalka Gobolada Punt land oo bari furmaya.

Xulka Gobolka Bari oo Garowe u unbabaxay iyo Horyaalka Gobolada Punt land oo bari furmaya.

Bossaso (MMedia) Waxaa magaalada Bossaso ee xarunta Gobolka Bari ka anbabaxay Ciyaartoyda Matalaysa Gobolka Bari horyaalka loo qabanayo Gobolada Punt land. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Max’ed Gallan oo sagootiyay ciyaaryahana ayaa waxaa uu kula dardaarmay inay noqdaan kuwo kusifaysan akhlaaq wanaag xiliga ay kuguda jiraan ciyaarta kubada cagta. Waxaa uuna dhanka kale sheegay inuu rajaynayo [...]

January 31 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarka iyo iskaashiga Caalamiga ah oo la kulamay Madaxwaynaha Somaliland+Sawiro

Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Horumarka iyo iskaashiga Caalamiga ah oo la kulamay Madaxwaynaha Somaliland+Sawiro

Wafdi aad balaadhan  oo uu Hogaaminayo wasiirka Horumarinta iyo iskashiga caalamiga ah ee Dalka Denmark  ayaa soo gaadhay  Magaalada Hargaysa maalintii shalay  ahayd iyadoo sidoo kalen manta kulan la yeesheen Madaxwaynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamud silaanyo  iyo shirdugoonka Golaha wakiilada  . Wafdigan Soogaadhay shalay ayaa ka koobnaa ilaa 12 xubnood oo isugu jira Wasiirka Horumarka [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

M.SHIEKH SHIRIF SHIEKH AXMED”waligayo waxan udagalami jirney sidii aman loogu soocelinlaha dalka.

M.SHIEKH SHIRIF SHIEKH AXMED”waligayo waxan udagalami jirney sidii aman loogu soocelinlaha dalka.

ADISABABA(MMEDIA) Madaxweynaha dowlada KMG ah ee soomaiya Mudane shiekh shirif shiekh axmed ayaa siweyn ugahadlay guulaha aydowladisu kagartey magaalada muqdisho, waxana uu sheegay inay tahay talaabadan mid mudo dheer uu kuradjogey inay soceliyan amaanki iyo kala danbaynta magaaladda muqdisho. Shiekh shirif shiekh ahmed oo qudbad dheer kajeedinayey kulanka midowga africa kuleeyahiin dalka ethopia ayaa waxa [...]

January 31 2012 | Posted in Wararka | Read More »

C.Ronaldo oo laga yaabo inuu katago Real Madrid.

C.Ronaldo oo laga yaabo inuu katago Real Madrid.

Sports (MMedia) Wargayska Ebola ee kasoo baxada Dalkaasi Portugal ayaa waxaa uu daabcay in xidiga reer Portugal ee haatan uciyaara Real Madrid ee C.Ronaldo uu ku fakarayo inuu katago Kooxdaasi iyadoo ay soobaxayaan warar sheegaya in Jose Mourinho tababaraha Kooxdaasi uu dhawaan katagayo. Wararka ay daabcayaan jariidada caalamaka ayaa waxaa ay tilmaamayaan in macalinka kooxda [...]

January 31 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Maakhir Media oo heshay nuqulkamid ah ajandaha loogahad layo shirka soomalida ee kadhaci doona London.

Maakhir Media oo heshay nuqulkamid ah ajandaha loogahad layo shirka soomalida ee kadhaci doona London.

LONDON(MMEDIA)shirka soomalida loogu qabanayo dalka Britan ayaa waxa ka soobaxaya kala aragti duwanansho bulshada soomaaliyeed,oo intooda badan iswaydinaya waxa looga hadlidoono shirkani hadaba nuqul kamid ah jandaha loogahadlayo shirkan ayey heshay shabakadda Maakhir Media. Dhawan waxa uu Raysul wasaaraha wadanka britan Divid camiron,uu kabaaqay inuu marti galindono shirweynaha loogu talogalay bulshada soomaaliyee qeybaha kaladuwan shirkan [...]

January 30 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

maamulaha dugsiga h/dhexe ee al-raxma ee magalada bali busle oo u warantay maakhir

maamulaha dugsiga h/dhexe ee al-raxma ee magalada bali busle oo u warantay maakhir

(mm bali busle) murwo sahra axamed ismaciil oo ah maamulaha dugsiga h/dhexe ee al -raxma magalaada bali busle ayaa waxay nooga waran tay xaalada waxarasho ee magaalada gaar ahaan tan dugsiga hoose dhexe ee alraxma . dugsiga alraxma ayaa waxaa la furay sanadii 1998 isaga oo lagu bilaabay marxalada dugsiga hose wxa yar kadib waxaa [...]

January 30 2012 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »