Home » December, 2011 Entries posted on “December, 2011”

Sanad wanaagsan dhamaan Akhristayasha Webka 2012

Sanad wanaagsan dhamaan Akhristayasha Webka  2012

Sanad wanaagsan dhamaan umada Somaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan waxaan idin leenahay hadan bahda Maakhir Media idin leen Sanadkan sanadkiisa ku gaadha bash bash iyo barwaaqo  . Hadaba sanadkan Bahada maakhir waxay idiin soo gudbinaysaa warar maqal iyo muqaal ah idinkoo ka dalacan donaa webka gudihiisa  Wararka ka baxa TV -yada Somaalida ee ku [...]

December 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Culimada Ahlu sunnah waljamaacah oo Sheegtay in ay Gacan ka geysatay dagaalkii shabab looga saaray Baladweyne.

Culimada Ahlu sunnah waljamaacah oo Sheegtay in ay Gacan ka geysatay dagaalkii shabab looga saaray Baladweyne.

XFKS(MMedia)Culumada Ahlusunnah waljamaacah ayaa sheegay dagaalka Al-shabaab looga saaray Magaalada Baladweyne in ay Gacan ka geesteen Ciidan iyaga ka mid ah. Xilli Warfidinta La hadlayay Gudoomiye ku xigaynka koowaad ee golaha fulinta Aadan cabdule Cawaale ee Culumaa’udiinka Ahlu sunnah waljamaacah ayuu Afkiisa ka qirtay in dagaalka lagu sifeeyay Al-shabaab ay Ciidankooda Qeyb ka ahaayeen. Waxaa [...]

December 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax kadhacay Magaalada Bosaso.

Qarax kadhacay Magaalada Bosaso.

Bosaso(MMedia) Waxaa abaara 1:20 ka dhacay magaalada bosaso qarax laga maqlay xoogiisa qaar kamida xaafadaha magaalada boosaaso. Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay sida lasheegay Gudoomiyaha Gobolka Bari iyo Wasiirka Wasaarada Maaliyada Puntland xili ay kusii jeedeen dhanka hoyga ay ka daganyihiin magaalada Bosaso. Qaraxaani oo  loogu tala galay in lagu khaarijiyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamed [...]

December 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Kibaki oo manta lagu wado inuujeediyo qudbadiisa sanadkan uga hadlo galitanka soomaliya

Kibaki oo manta lagu wado inuujeediyo qudbadiisa sanadkan uga hadlo galitanka soomaliya

NAIROBI(MMEDIA) Madaxweynaha wadanka kenya Mwia kibaki ayaa lagu wadaa maanta oo Sabti ah in uu Aqalka Madaxtooyada ka jeediyo Khudbadiisa sanad laha Ah, taasi oo ugu talagalay dadweynaha kenya oo manta dhagta kuhaya warbaahinta kenya. Kibaki ayaa jeedin doona Khudbadiisa sacada marka ay tahay 4:00 P.M ee Galabnimo iyadoo laga sii dayn doono Telefishinada iyo [...]

December 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ethopia oo gacanta ku dhigtay Baladweyne.

Ethopia oo gacanta ku dhigtay Baladweyne.

XFKS(MMedia)Ciidanka TFG-da oo kaa shanaya kuwo Ethopia ayaa Magaalada baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan kala Wareegay Al-shabaab oo in dhaweydba magaalada gacanta ku hayay. ka dib dagaal xoogan oo ka dhacay duleedka iyo bartamaha magaalada baladweyne ayaa waxaa si toos ah gacanta magaalada ugu dhigay Ciidanka TFG-da oo garabsana Kuwa Ethopia. Al-shabaab ayaa la eryaday [...]

December 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka Maakhir Society oo Casho Sharaf Sagootin ah u Sameeyey aas aasayashi Jaamacada Maakhir ee Reer USA+Sawiro

Ururka Maakhir Society oo Casho Sharaf Sagootin ah u Sameeyey aas aasayashi Jaamacada Maakhir ee Reer USA+Sawiro

London(MMedia) Ururka Maakhir Society Uk ayaa casho sharaf sagootin ah u sameeyay Waftidii Aqoonyahanka ahayd ee ka yimi Dalka Maraykanka. wafitigaas oo ahaa aas aasayaasha Jaamacada Maakhir University una yimi dalka Uk sidii ay uga qayb geli lahaayeen Xaflada dhaqaale loogu Uruurinayay Jaamacada Maakhir waxa kale oo usii dheeraa Safarkooda inay Jaaliyada Uk uga warbixiyaab [...]

December 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

W.Amniga”Cidii dishay Dr.Axmed waa lahayaa.

W.Amniga”Cidii dishay Dr.Axmed waa lahayaa.

Bosaso(MMedia)Wasiirka Amniga Puntland Col.Khaliif Ciise Mudan Ayaa waxaa uu sheegay inay gacanta kusoo dhigeen dadkii ka danbeeyay dilkii alle ha unaxariistee Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaa. Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan oo horaantii bishaan lagu dilay gudaha magaalada boosaaso ayaa waxaa uu sheegay Wasiirka Wasaarada Amniga Puntland Khaliif Ciiise Mudan in ay hayaan 7 qof oo lagusoo eedeeyay dilka [...]

December 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

ciidamada kenya iyo kuwa dowlada kmg oo kusiidurkaya degano katuirsan gobolka gedo.

ciidamada  kenya iyo kuwa dowlada kmg oo kusiidurkaya degano katuirsan gobolka gedo.

Ciidamada xooga dalka Kenya ayaa hada gacanta ku haya in badan magaalooyinka istaraatiijiga ah ee gobolka Gedo, ka dib markii ay Al:shabaab halkaasi isaga baxeen waxa sidaasi shaaciyay saraakiil ka tirsan dowlada KMg ee Somaliya iyo militeriga Kenya . Abaanduulaha ciidamada dowlada KMG ee soomaaliya ee gobolka Gedo, Abbas Ibrahim Guure oo la hadlayay saxaafada [...]

December 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

qarkamid ah dhacdooyinka ugu xisaha badnaa sanadkan aanmac salaamaynayno.

qarkamid ah dhacdooyinka ugu xisaha badnaa sanadkan aanmac salaamaynayno.

dhacdooyinka(mmedia)sanadkani aansii macsalaamaynayo waxa ninkasta u ahayd malin iyo habeeyn waagu hadba noocninkasta ugu baryayo ninba waagi iyo subaxdii. SOMALIYA 2011. Ankubilownee waxa sanadkan kamid ah dhacdooyinka ugu waweyn arimaha soomaalida ciidamada wadanka kenya ayaa gudaha usoogalay sanadkan gudaha wadanka soomaaliya, ayagoo sheegay inay ladagaalamayan ururka xarakada al-shabaab waxana duqeymo isdaba jooga aykageysteen qeybo kamid [...]

December 30 2011 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Labo ruux oo qudha laga jaray oo la soo dhigay Afmadow.

Labo ruux oo qudha laga jaray oo la soo dhigay Afmadow.

XFKS(MMedia)Sida dadka deegaanka ay u sheegeen Maakhir Media XFKS Waxaa degmada Afmadow Saaka lagu arkay Labo ruux oo dhallinyaro ah oo Qoorta laga jaray. Labadan Wiil ayaa la sheegay in ay ka mid ahaayeen dhallinyarada Xaafadda Lamana oga Cidda sida rasmiga ah kaga danbeysa Falkaasi hayeeshee waxaa Xusid mudan in ay degmada Afmadow gacanta ku [...]

December 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »