Home » November, 2011 Entries posted on “November, 2011”

Xaladda magaladda muqdisho oo baryahan dib ugu laabatay xaalad muqdi ah(warbixin)

Xaladda magaladda muqdisho oo baryahan dib ugu laabatay xaalad muqdi ah(warbixin)

WARBIXIN(MMEDIA) xalada magaladda muqdisho oo baryahii ugu danbeeyey umuuqatey mid iftiin kasoobaxayo ayaa waxa kasoo cusboonaaday baryahani qaraxyo qorshaysan oo ayfulinayaa shaqsiyad naftooda haligayal ah kuwaasi oo janada karaad sanaya isqarxinta. Qarax yadani oo cabsi ku abuuray dad farabadan oo kuhami weynaa inay dib ugu laabtaan magalada muqdisho, oo kusoolaabatay nabad ayaa waxa hada ay [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Weris Sheekh Maxamed, ayaa ka hadashay xaaladaha dhaqaale, siyaasadaha dibadda iyo gudaha

Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Weris Sheekh Maxamed, ayaa ka hadashay xaaladaha dhaqaale, siyaasadaha dibadda iyo gudaha

Hargaysa-MMedia-Marwada koowaad ee Somaliland Aamina Weris Sheekh Maxamed, ayaa ka hadashay xaaladaha dhaqaale, siyaasadaha dibadda iyo gudaha ee dalka, shir beeleedyadii dalka ka qabsoomay iyo arrimo kale. Marwo Aamina-Weris, oo waraysi gaar ah magaalada London ku siisay telefishanka HCTV, waxa kale oo ay ka hadashay ururada siyaasadeed ee la furay oo ay rajo wanaagsan ka [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax lala beegsaday Saaka Haweenay ka shaqaynayay Nadaafada Degmada Dharkaynle ee Muqdisho

Qarax lala beegsaday Saaka Haweenay ka shaqaynayay Nadaafada Degmada Dharkaynle ee Muqdisho

Muqdisho-MMedia-Qarax aad u xoog badan ayaa lala beegsaday Haweenay ka shaqaynayay nadaafada degmada Dharkaynle ee Magaalada Muqdisho. Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo abaxeeysa qarax barqanimadii maanta degmada Dharkeynleey lagula beegsaday hooyooyin ka shaqeeynayay howlaha Nadaafadda degmadaasi. Qaraxa ayaa ku geeriyoodeen 4 Haweena halka ay ku dhawacmeen 6 kale iyadoo qaraxu uu ka dhacay suuq [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Kulan Balaadhan oo looga Hadlayay Amaanka Gobolka Bari oo Maanta Bosaso Ka dhacay

Kulan Balaadhan oo looga Hadlayay Amaanka Gobolka Bari oo Maanta Bosaso Ka dhacay

Bosaso-MMedia-Kulan looga hadlayay Amaanka Magaalada Bosaso ayaa Ka dhacay isla magaalada iyadoo ay Goob joog ahaayeen Maamulka Gobolka Bari Wasiirka Amaanka Puntland iyo Saraakiisha ciidanka Police-ka Gobolka. Kulankan ayaa lagu lafa gurayay Sidii amaanka Gobolka Bari looga shaqayn lahaa  kulankan ayaa ahaa mid ay albaabadu u xidhan yahay oo loo diiday saxaafada iyadoo ay banaanka [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Taliska CXDS oo faah faahin ka bixiyay Qaraxii fashilmay ee Villa Baydhab+Dhagayso

Taliska CXDS oo faah faahin ka bixiyay Qaraxii fashilmay ee Villa Baydhab+Dhagayso

Baydhabo-MMedia-Abaan-Duulaha CXDS Gen:C/kariim yuusuf Aadan Dhega badan oo ay hareero taagan yihiin saraakiisha Boliska, milatariga iyo nabad sugidda ayaa shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Villa baydhabo wuxuuna faah faahin ka bixiyay Qarax saake 7:00 subaxnimo ka dhacay xaruntaas. Taliyaha yaa sheegay xilli uu shaqada u soo baxaya nin isku dayay in u isku qarxiyo laakin [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qaarka mid ah hay’adaha gargaarka oo ka digey xaalad bini’adinimo oo kusoonoqota somalia.

Qaarka mid ah hay’adaha gargaarka oo ka digey xaalad bini’adinimo oo kusoonoqota somalia.

NaIROBi(MMEDIA)Qaar ka mid ah wakiillada hay’adaha samafalka iyo dadka Soomaalida ayaa muujiyey sida ay uga careysan yihiin maalin kaddib markii al-Shabaab ay 16 hay’adood oo gargaarka qaabilsan ay ka mamnuucday howlihii bini’aadannimo oo ay ka wadeen deegaannada ay ku sugan tahay maleeshiyadaas. Hay’adda UNICEF ayaa xarumaha caafimaad ka kaalmeyso daweynta carruurta ay nafao darrada hayso, [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

(War deg deg ah)Ismiidaamin ka dhacday Filla Baydhabo.

(War deg deg ah)Ismiidaamin ka dhacday Filla Baydhabo.

  Muqdisho(MMedia)Sida aanu xogta ku helnay waxaa geeriyooday laba ruux halka 4-kalena ay dhaawacmeen Ismiidaamin ka dhacday Xarunta Filla beydhabo magaalada muqdisho.   Waxaa Fiilla baydhbo xarun ku leh Ciidamada Xooga qaranka dalka Soomaaliya waxaa wararku sheegayaan in qaraxa goobta lala eegtay uu ku sugnaa abaanduulaha Xooga dalka Somalia C-kariim Yuusuf Aadan (dhagabadan) hayeeshee waa [...]

November 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wiil 7 Jir ah oo la saaxiibay Mas iyo Maska oo Da’da Wiilka leeg+Sawiro

Wiil 7 Jir ah oo la saaxiibay Mas iyo Maska oo Da’da Wiilka leeg+Sawiro

Muqaal-MMedia-7-sano ka hor ayay aheyd kolkii uu ku soo biiray Kuint oo ah magaca Maskaas waxa ayna markii ugu horeysay ay is barteen wiilka reerka ugu yaraa xiligaas oo haatan 7-sano jir kadib markii uu soo dhaweeyay iyo maska oo xiligaasi la rumeysanaa in uu dhibaateysnaa. Maska ayaa ka mid noqday reerka isagoona inta badan [...]

November 29 2011 | Posted in Muuqaallo | Read More »

Waamaxay faa’idada guurka qofka muslimka ah qormo xiisobadan..WQ Mohamed shine.

Waamaxay faa’idada guurka qofka muslimka ah qormo xiisobadan..WQ Mohamed shine.

QORMO(MMEDIA)guurka waxa uu kamid yahay qeybo kamid ah wayahabaha Rabi kujideyey bulshada ,waxana uu kamid yahay shayadda aystura ceebta qof bini’adam ka ah nuu kudhaco shahwo xaraan ah. Dhaqan ahaan Dadka qaarkooda wax rog roga ayaa macno macaan u sameeyay EREYGA GUUR,Waxayna yiraahdeen sida kamuuqata ereygaasi waa meel ka guur oo meel kale u guur [...]

November 29 2011 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Hayada PDRC oo xalay ku soo bandhigtay muqaalo daawasho ah magaalada badhan+sawiro

Hayada PDRC oo xalay ku  soo bandhigtay muqaalo daawasho ah  magaalada badhan+sawiro

Badhan: waxaa baryahan magaalada badhan joogtay hayda cilmi baarista puntland waxay shalaytoo laqaadatay maamulka gobolka oo hurmuud ka yahay gudoomiyaha gobolka sanaag maxamuud siciid nuur (dabayl) iyo maamulka degmada badhan oo ay hurmuud u tahay mayer ku xigeenka magaalada badhan saynab cabdi aar waxaa hayada barnaamijka la qaban qaainayey golaha degaanka oo iyagu keenay goobta [...]

November 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »