Home » October, 2011 Entries posted on “October, 2011”

dowlada sudan oo deeq gargaar ah geysey magalada muqdisho, iyadona siweyn logu sodhaweyey muqdisho.

dowlada sudan oo deeq gargaar ah geysey magalada muqdisho, iyadona siweyn logu sodhaweyey  muqdisho.

Muqdisho(MMEDIA) Wafdi kasocday dowladda Sudan una qaabilsan dhanka samafalka ayaa waxa ay maanta kasoo dagayn Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku so dhaweyen mas’uuliyiin ka socotay wasaarada haweenka iyo arimaha qoyska Safiirka dalka Sudan u fadhiya dalkan Soomaaliya iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka oo Soo dhawey ka dib wafdiga ayaa deeq isugu [...]

October 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Damaca Kenya,Itoobiya Iyo Fransiiska ee Maamul Goboleedka Jubaland Yaa Maamulaya?(Warbixin Xasaasiya

Damaca Kenya,Itoobiya Iyo Fransiiska ee Maamul Goboleedka Jubaland Yaa Maamulaya?(Warbixin Xasaasiya

Nairobi(MMedia) “Sheikh Shariif waxa uu Afka-baarkiisa ka muujinayaa in uu ka soo horjeedo gelitaanka Kenya, laakiin hoos ahaan waxa uu ka taageersan yahay weerarka Kenya ku qaaday Soomaaliya” Jariidadda The EastAfrican. Ayadoo toddobaadkii saddexaad uu galay hawlgalka Militariga Kenya ka fulinayaan Koonfurta Soomaaliya, ayaa jariidada ka soo baxdo Nairobi, The EastAfrican caddadkeedii soo baxay Axad [...]

October 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Kenya iyo DKMG oo Heshiis Ku Gaaray Magaalada Nairobi

Kenya iyo DKMG oo Heshiis Ku Gaaray Magaalada Nairobi

Nairobi(MMedia) Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali iyo ra’iisul wasaaraha Kenya, Raila Odinga ayaa maanta oo Isniin ah ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya heshiis ka kooban 20-qof ka kooban, kaddib kulan looga hadlayay muranka siyaasadeed ee labada dal soo dhexmaray oo dhexmaray labada mas’uul iyo wafdiyo ay kala hoggaaminayeen. Qodobbada ugu muhiimsan [...]

October 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Raysul wasaare c/wali Gaaz oo lagu wado inuu lakulmo xiliyada soosocda madaxda sar sare kenya

Raysul wasaare c/wali Gaaz oo lagu wado inuu lakulmo xiliyada soosocda madaxda sar sare kenya

Nairobi(MMEDIA)Raysul wasaraha dowlada Kumeel gaarka ah ee soomaaliya c/wali maxamed (GAAS) ayaa lagu waddaa inuu maanta lakulmo madaxda sare ee dalka kenya, ayagoo kawada hadli doonna howl galadda ayka wadaan ciidamadda kenya gudaha wadanka soomaaliya. “Kenya waxaa naga dhaxeeya xirirjogta ah waana iska kaashanayna inan ladagalano al-shabaab oo amanka kenya iyo soomaaliya halisku ah`”Ayuu yiri [...]

October 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhamaystirka Waarka Dhalaanka Cisbitaalka Badhameed+Sawiro

Fadlan Ka Qayb Qaado Dhamaystirka Waarka Dhalaanka Cisbitaalka Badhameed+Sawiro

Badhan(MMedia) Cisbitaalka Guud ee Magaalada Badhan waxa Maalmahan u danbeeyay ka socday dhisme loogu talagalay Dhalaanka in lagu daaweeyo waxaana Hormuud ka ahaa Ururka Alnasar oo kaalinta wayn ka qaata koboco horumarneed ee deegaanka waxaaanay bilaabeen sidii loo hirgelin lahaa dhisme u gaara Dhalaan kaasoo hada ah qabyo Hadaba waxa booqday Cisbitaalka Badhan Bahdma Maakhir [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

talyaaniga oo sheegay inaysan xiligan wanaag sanayn infaragalin lagu sameyo somalia.

talyaaniga oo sheegay inaysan xiligan wanaag sanayn infaragalin lagu sameyo somalia.

Rooma(MMEDIA) Wasirka arimaha debada wadanka talyaniga Franco frantini oo saxaafadda caalamiga ah la hadlay ka dib markii ay dowladda Faransiiska sheegtay inay xeba Soomaaliya ay usoo diri doonto Markab dagaal oo ay ku rakibayan yihiin 20-gantaal oo waaweyn ayaa sheegay in faragelin noocaas ah oo xilligan Soomaaliya lagu sameeyaa ay xaalada sii murjin doonto. Wasiirku [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

diyaarado dagaal oo duqeyey degmada jilib, ayna kudhinten ugu yaran 18-ruux.

diyaarado dagaal oo duqeyey degmada jilib, ayna kudhinten ugu yaran 18-ruux.

Diyaarado miigag ah ayaa maanta duqeymo xoogan ka geystay degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, ayaa waxay duqemaha la-beegsadeen kaam ay ku sugan yihiin dada masaakiin ah. Madaxa Gobolada Jubbooyinka ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Abuukar Cali Aadan, ayaa goor la- hadlay warbaahinta ku hadasha afka Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Afhayeenka Al-Shabab “Shacabka Muqdisho waa inay ka foo jignaadaan Qaraxyo aan la beegsanayno Ciidamada AMISOM

Afhayeenka Al-Shabab “Shacabka Muqdisho waa inay ka foo jignaadaan Qaraxyo aan la beegsanayno Ciidamada AMISOM

Sheekh Cali Max’ud Raage (Cali dheere), afhayeenka Al Shabaab oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxa uu uga digay shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho inay ka fiijignaadaan islamarkaana ay ka fogaadaan qaraxyo iyo weeraro uu sheegay inay la damacsan yihiin fariisimaha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Afhayeenka Al Shabaab ayaa waxa uu [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Booliska Hargaysa oo Wiil yar Toogtay Kuwa Kalena Dhaawacay

Booliska Hargaysa oo Wiil yar Toogtay Kuwa Kalena Dhaawacay

Hargaysa(MMedia) Ciidamadda Booliiska Somaliland ayaa saaka weerar ay ku qaadeen dad shicib ah oo degan xaafadda Jajabka ee Cisbitaalka ku dhex taala waxaanay ku dileen Wiil la odhan jiray Maxamud Iid Ibraahim, laba kale oo mid nin weyn yahay ta kalena Hooyo tahayna way dhaawaceen. Ciidamadda Booliiska oo Raxan raxana u socday ayaa saaka subaxnimadii [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wafti uu Hogaaminayo R/Wasaare C/weli oo Gaaray Nairobi

Wafti uu Hogaaminayo R/Wasaare C/weli oo Gaaray Nairobi

Muqdisho(MMedia) Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya oo maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalkaKenyahalkaasi oo kulamo ay kula leeyihiin Mas’uuliyiinta dalkaasi.  Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali iyo Wafdi uu hogaaminayay oo ay ka mid yihiin wasiiro ka mid ah dowladda oo maanta ka anbabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada [...]

October 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »