Home » September, 2011 Entries posted on “September, 2011”

Warar Faah Faahsan oo Kasoo Baxay Dagaalkii Dhoobley

Warar Faah Faahsan oo Kasoo Baxay Dagaalkii Dhoobley

Dhoobley(MMedia) Shacab badan ayaa ku baaba’ay dagaal gaadmo ah oo ay xalay ciidamada xarakada Alshabaab kusoo qaadeen Dhoobleey, laakiin wararka aan heleyno waxa ay sheegayaan in weerarka uu ahaa mid shirqool si wadar ah loo maleegayay marka laga qiyaas qaato sida ay wax u dhaceen. Waxaa la sheegey in ay jireen ciidamo deegaanka u dhashay [...]

September 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Duqaymo Xaga Cirka ah oo loo Gaystay Goobaha Ay Gacanta Ku Hayaan Alshabaab ee Gobolka G/Guduud

Duqaymo Xaga Cirka ah oo loo Gaystay Goobaha Ay Gacanta Ku Hayaan Alshabaab ee Gobolka G/Guduud

Muqdisho(MMedia) Diyaarado joog hoose ku duulayay ayaa maanata duqaymo ka gaystay degmada Ceel buur iyo deegaanada ku dhow dhow ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay gacanta ku hayaan Al Shabaab.  Barqanimadii maanta ayaa waxa la sheegay in diyaarado ay duqeymo ka gaysteen degamada Ceel buur ee gobolka Galgaduud iyo deegaan ka mid ah deegaanada hoostaga [...]

September 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax Gilgilay Magaalada Garoowe Khasaare Wayna aan Gaysan

Qarax Gilgilay Magaalada Garoowe Khasaare Wayna aan Gaysan

Garoowe(MMedia) Qarax xoogan ayaa kla dhacay Magaalada Garowe ee Caasimada P/land sida la sheegayna ahaa miino dhulka hoostiisa lagu aasay islamarkaana ah nooca Remote-ka lagu hago waxaana  lala bartilmaameedsaday gaari ay wateen ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ee degmada Garoowe , kaas oo marayey agaagaarka misaajidka Mowlaca. Ma jirto cid qaraxaas ay dhibaato kasoo gaartay [...]

September 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka’Shirjaraa,id’(Dhageyso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Ka Hadlay Xaaladda Dalka’Shirjaraa,id’(Dhageyso)

Muqdisho-MMedia-Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa sheegay in haddii beesha caalamka laga helo kaalmooyinkii loogu talagalay fulinta qorshe howleedka dowladda ay xilligii loogu talagalay ku dhici doonaan doorashooyinka Madaxda dalka isagoo dhanka kale ka dalbaday madaxda dowladaha Afrika in ay sii joogteeyaan taageerada ay siinayaan Soomalaiya. Mudane Shariif Sh.  Axmed madaxweynaha Soomaaliya oo [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shirka Gollaha Wasiiradda Oo Lagu Aqoonsaday Gollaha Qaranka KMG Liibiya

Shirka Gollaha Wasiiradda Oo Lagu Aqoonsaday Gollaha Qaranka KMG Liibiya

Muqdisho-MMedia-Shirkii maanta ay yeesheen gollaha wasiiradda Xukuumadda FDKMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa shir guddoominayay R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka Ganacsiga iyo warshadaha mudane C/wahaab Ugaas Xuseen Ugaas khaliif ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xaaladda ammaan ee dalka, safarka R/wasaaraha Soomaaliya iyo aqoonsiga gollaha qaranka KMG ah Liibiya. [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Tacsi Ka Timi Ardayda Wax Ka dhigata Suudaan Reer Maakhir

Tacsi Ka Timi Ardayda Wax Ka dhigata Suudaan Reer Maakhir

Waxan Halkan Tacsi Tiiraanyo Uga Diraynaa Dhamaan Eheladii Iyo Qaraabadii Ay Ka Geeriyootey HODON MUUSE JAAMAC gaar ahaan reer godane cali bile Oo Ku geeriyootey Magaladda HARGAYSA  Manta Oo Ay Taariikhdu Ahayd 25/09/2011 Waxaanu Dhamaantayo Ilaahay Uga Baryeynaa Naxariis Iyo Dambi Dhaaf Inuu Siiyo Samir Iyo Iimaana Ilaahay Inaga Wada Siiyo Maxamed xasan maxamed(gibiley) Cawad [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ururka DALSAN oo maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Haragaysa

Ururka DALSAN oo maanta lagaga dhawaaqay Magaalada Haragaysa

Hargaysa-MMedia-Waxaa maanta lagu dhawaaqay Urur cusub oo lagu magacaabo DALSAN kaasi oo noqonaya ururka Nabada iyo Horumarinta iyadoo maanta xaflad balaadhan oo lagu soo bandhigayo furitaanka Ururkaasi lagu qabtay Hotelka Xaraf ee magaalada Haragaysa . Xaflad balaadhan oo si aada loo soo agaasimay ayaa waxaa lagu qabtay Hotel xaraf ee magaalada hargaysa waxaana kasoo qayb [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwaynaha Somaliland oo jawaab ka bixiyay hadalka kasoo yeedhay Xisbiga UCID iyo DKMG+Dhagayso

Madaxwaynaha Somaliland oo jawaab ka bixiyay hadalka kasoo yeedhay Xisbiga UCID iyo DKMG+Dhagayso

Hargaysa-MMedia-Madaxwaynaha Somaaliland Axmed maxamed maxamuud siilaanyo ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadlkii kasoo yeedhay  dhawaan xisbiyada dalka  taasi oo uu ku sheegay mid aan waxba laga soo qadayn. Madaxwaynaha Somaliland ayaa waxaa uu xalay ku qabtay  shir jaraa’id xarunta qasriga madaxtooyada ee Magaalada Hargaysa  isagoo shirkaasina ku saabsanaa  ka jawaabsita hadalo aflagaado ah oo kasoo [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

XAFLAD LOO QABTAY ARDAY DHAMAYSATAY MADARISADDA DAARUL-QURAAN EE HADAAFTIMO OO LAGU WAREEJIYEY ISKUULKA HOOSE/DHEXE EE HADAAFTIMO+SAWIRO

XAFLAD LOO QABTAY ARDAY DHAMAYSATAY MADARISADDA DAARUL-QURAAN EE HADAAFTIMO OO LAGU WAREEJIYEY ISKUULKA HOOSE/DHEXE EE HADAAFTIMO+SAWIRO

Hadaaftimo(MMedia) Xaflad aad loo soo agaasimey ayaa waxa ay  ka dhacday Magaalada Hadaaftimo, Xafladan ayaa waxaa loo qabtay arday dhamaysatay dugsiga Daarul-Quran oo loo wareejinayey Dugsiga Hoose/Dhexe ee magaalada hadaaftimo. Xafladan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhamaan ururada bulshada ee kala duwan ee magaalada hadaaftimo , waxgarad iyo waalidiintii ardayda loo wareejiyey Dugsiga Hoose/Dhexe [...]

September 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Carlos Tevez oo la Ganaaxay

Carlos Tevez oo la Ganaaxay

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester Citay ayaa ganaax laba Todobaad ah dul dhigatay Xiddigooda Carlos Teves ilaa inta laga soo baarayo diidmadii la sheegay in uu sameeyey kulankii Bayern Munich ee Champions League-ga. Tababaraha Kooxda Roberto Mancini ayaa Saxaafadda u sheegay in Carlos Tevez uu diiday in badel uu ku galo ciyaarta,wuxuuna sheegay in Tevez [...]

September 29 2011 | Posted in Sports | Read More »