Muqdisho-(MMedia)-Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sh. Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hey’adda Qaxootiga adduunka ee UNHCR oo maanta muqdisho soo gaaray. kulankan uu madaxweynuhu la yeesjhay wafdiga ka socday hey’adda UNHCR ayaa looaga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhuiimsantahay xiriirka dowlada KMG ah iyo UNHCR iyO sidii ay hey’addaasi xafiis [...]









