London(MMedia0) Shirka ay soo qaban qaabiyeen Ururka Maakhir Society ayaa ka dhacay Magaalada London shirkaasoo lagaga hadlay sidii looga faaiidaysan lahaa Aqoonyahanka Reer Maakhir ee ku sugan dalka Uk iyo sidii loo Midayn lahaa Ururada ka jira Uk ee Reer Maakhir si loo helo cudud ku dhisan Aqoon iyo karti.waxaana ka soo qayb galay Ururka [...]








