Home » June, 2011 Entries posted on “June, 2011”

Hambalyo Arooska Abwaan C/rashiid Yuusuf Jibriil Cawl Iyo Saciido Jaamac Cabdinuur

Hambalyo Arooska Abwaan C/rashiid Yuusuf Jibriil Cawl Iyo Saciido Jaamac Cabdinuur

London(MMedia) Bahda  warbaahinta Maakhir Media waxay hambalyo udiraysaa Arooska Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo Marwadiisa Saciido Jaamac Cabdinuur oo arooskoodu ka dhacay Magaalada London. Waxaanu leenahay haddaanu nahay Maakhir Media; Ilaahay ha ka dhigo gurigiina mid khayr qaba idinkuna ilaahay ha idinkala siiyo Ubad dadkiisa diintiisa iyo dalkiisaba wax tara. Gurkiinu guur khayr gurigiinu [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Saxaafada Reer Sool Ma Kala Garanayaan Nin Ganay Iyo Nin Galaday

Saxaafada Reer Sool Ma Kala Garanayaan Nin Ganay Iyo Nin Galaday

 Saxaafada ku hadasha Afka reer sool ayaa maalmahan waxay wax ka qoreen Wasiirka Gaanshaandhiga Somaliland Mr Cadami iyagoo ku shaanbadeeyay wixii ay gacmahooda ku kasbadeen in isagu ku danbeeyay  waxaanay ku musanaabayaan inay yiraahdeen wuu na xasuuqay. xaasha inuu xasuuqay reer Sool ka qayb qaatay waxaanuse leenahay hadaan ilaahay sabab idinka soo dhigi lahayn inuu [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Amaanka P/land Waa Mid Laysku Halayn Karo” Wasiirka Arimaha Gudaha P/land Ilka Jiir

Amaanka P/land Waa Mid Laysku Halayn Karo” Wasiirka Arimaha Gudaha P/land Ilka Jiir

Garoowe(MMedia) Dowladda Puntland ayaa ka hadashay wafdi xaqiiqo raadin ah oo uu hogaaminayay sarkaal sare oo katirsan QM oo lagu magacaabo Mr. Rwand Lackstone islamarkaana ay ku wehliyeen masuuliyiin katirsan Dowladda KMGS,Puntland iyo Galmudug. Wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Puntland Gen.Cabdilahi Axmed Jaamac Ilka Jiir oo waraysi siinayay barnaamijka Xog Ogaal ee ka [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Shirkada Dahabshiil oo Tababar u Xidhay 56 ka Mid Ciidanka Ilaalada Ammaanka Shirkadda

Shirkada Dahabshiil oo Tababar u Xidhay 56 ka Mid Ciidanka Ilaalada Ammaanka Shirkadda

 Hargaysa(MMedia) Shirkadda Dahabshiil, ayaa maanta 56 ka mid ah ciidammada ammaanka ee ka halwgalaha waaxaha kala duwan ee xawaalada iyo xafiisyada shirkadda u soo xidhay tababar kor loogu qaadayo aqoontooda dhinaca ilaalinta ammaanka iyo la macaamilka macaamiisha. Tababarkan oo socday muddo siddeed cisho ah, ayaa waxa ka soo qaybgalay xidhitaankii madaxa ilaalada ammaanka ee shirkadda [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Warmurtiyeed ay Soo Saareen Wasiirada Arimaha debada Afrika

Warmurtiyeed ay Soo Saareen Wasiirada Arimaha debada Afrika

Qaahira(MMedia) Shirkii Wasiirada Arimaha Dibadda ee lagu qabtay xarunta magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa laga soo saarary war murtiyeed ka kooban sagaal qodob:- Waxaa lagu soo dhaweeyneysaa heshiiskii dib u heshiisiinta madaxda dowladda KMG Soomaaliya ee ka dhacay magaalada Kampala ee dalka Uganda, sidoo kale waxaa qeybaha kale ee xukuumadda KMG lagu [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xero Qaxoonti oo Ku Taal Kenya Ayaa Dagaal Ku Dhexmarayaa Soomaali Iyo Boliska Kenya

Xero Qaxoonti oo Ku Taal Kenya Ayaa Dagaal Ku Dhexmarayaa Soomaali Iyo Boliska Kenya

Kenya(MMedia) Ciidamada booliska dalka Kenya iyo dad Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan Xerada Dhagaxleey ee dalka Kenya. Wararka naga soo gaaraya Xerada Dhagaxleey oo ay ku sugan yihiin Qaxooti Soomaali ah ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada booliska dalka Kenya iyo Soomaalida ku sugan [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

UK, 750 kun ayaa shaqada ka fariistay

UK, 750 kun ayaa shaqada ka fariistay

London(MMedia) Britain aya waxaa ka socda shaqo joojintii ugu weyneyd ee sannadahan soo marta. Waxaa shaqada ka fariistay 750 kun oo shaqaalaha dowladda ah oo ka cabanaya isbeddel la doonayo in lagu sameeyo xuquuqda la qaato xilliga hawl gabka. Tirada shaqada ka fariisatay waa shan marka loo qeybiyo meel ahaan dhammaanba shaqaalaha adeegga bulshada. Qiyaastii [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Iska horimaad qasaare geystay oo kooxo hubaysan ku dhexmaray Mudug

Iska horimaad qasaare geystay oo kooxo hubaysan ku dhexmaray Mudug

Muqdisho(MMedia) Iska horimaad qasaare geystay ayaa shalay galinkii dambe maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda gobolada Mudug iyo Galgaduud ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka Mudug.   Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dhegtuur ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in shalay galab halkaasi iska horimaad qasaare geystay uu ku dhexmaray labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala [...]

June 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Faroole oo Baacsanaya Saxaafada Madaxa Banaan Iyo Weriye ay xidheen

Maamulka Faroole oo Baacsanaya Saxaafada Madaxa Banaan Iyo Weriye ay xidheen

Boosaaso(MMedia) Maamulka Faroole ayaa mudooyinkan danbe waxay baacsi iyo caga juglayn ku hayaan saxaafada Madaxa Banaan taas oo ay sabab uga dhigayaan inay faafinayaan warar aanu Faroole raali ka ahayn sida loo tabinayo madaama dhac dhac iyo Maamul xumada Faroole ay batadatay Hadaba waxa marag ma doonto in Faroole damacsan yahay sidii uu xukunka awood [...]

June 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo dhagax dhigay dhisme casri oo ay hirgalinayso shirkada IFTIN+Sawiro

Wasiirka Ganacsiga Puntland oo dhagax dhigay dhisme casri oo ay hirgalinayso shirkada IFTIN+Sawiro

Boosaaso(MMedia) Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland ayaa maanta dhagaxdhigay dhisme ka kooban sadex dabaq oo ay shirkadda xawaaladda iyo bankiga IFTIN ay ka hirgalinayso magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Munaasbaada lagu dhagax dhigayay dhismaha IFTIN ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Puntland Xasan Faarax Jaamac,Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga [...]

June 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »