Home » April, 2011 Entries posted on “April, 2011”

Ciidamada Bada ee Dalka Iran oo badbaadiyay Markab laga leeyahay isla Dalkaasi.

Ciidamada Bada ee Dalka Iran oo badbaadiyay Markab laga leeyahay isla Dalkaasi.

Iran-(MMedia)-Ciidamada bada ee dowlada Iran ayaa sheegay in maraakiibta dagaalka ee dalkaasi ay kabad baadiyeen kooxaha burcad badeeda Soomaalida markab laga leeyahay dalkaasi oo ay doonayeen in ay  ka Afduuban meel 30 Miles u jirta dekadda Karachi ee dalka Pakistan Kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa waxa ay wateen laba doon oo ah nooca dheereeya kuwaasi  [...]

April 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo dayactiraya Waddooyinka Muqdisho

Maamulka Gobolka Banaadir oo dayactiraya Waddooyinka Muqdisho

Muqdisho (MMedia) Maamulka gobolka Banaadir ayaa dayactir iyo nadiifin ku bilaabay mid ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” oo maanta saxaafadda la hadlay ayaas sheegay in maamulku uu dayactir ku bilaabay waddada Buundooyinka oo isku xirta Maxarweyne iyo Ansalooti, halkaas oo [...]

April 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Wafti ka Socotay Dawlada Maraykanka Oo maanta soo gaartay Bosaso lana kulmay Madaxweynaha Dawlada Puntland

Wafti ka Socotay Dawlada Maraykanka Oo maanta soo gaartay Bosaso lana kulmay Madaxweynaha Dawlada Puntland

Bosaso (MMedia) Wafti balaaran ayaa maanta soo gaartay magalada Bosaso kuwaas oo ka soctay dawlada Maraykanka waxaana hogaamiinayey senatarka lagu magacaabo Mark kirk waxayna ka koobnaayeen waftigani ilaa 5 xubnood waftigan ayaa soo gaaray Bosaso saaka intii ay Joogeen magalada waxay booqasho ku tageen Dekada weyn ee Caalimiga ah ee Bosaso, Bangiga Dawlada, Maxajarada Magaalada [...]

April 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Khudbad Xasaasi ah oo Madaxwayne Shiikh Shariif u jeediyay Golaha Wasiirada

Khudbad Xasaasi ah oo Madaxwayne Shiikh Shariif u jeediyay Golaha Wasiirada

Muqdisho (MMedia) Madaxwayanah DFKM Ee Somalia Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa khudbad Dhinacyo badan taabanaysa waxa uu u jeediyay Xubnaha Golaha Wasiirada xukumadda kaddib markii uu qado sharaf ugu sameeyay xarunta Madaxtooyada. Madaxwayanaha ayaa waxa uu ka hadlay xilliga kala guurka ah, Sida looga gudbi karo, arinka doorashooyinka, iyo sida lagu xallin karo khilaafaadka jira. Ugu horreyna [...]

April 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Gudiga horumarka waxbarshada Degmada Xingalool oo shiray

Gudiga horumarka waxbarshada Degmada Xingalool oo shiray

Bosaso (MMedia) Shirkan oo ahaa mid wadatashi islamarkaasna ka dhacay hoolka shirarka iyo daraasaadka e hotel Juba ayaa waxaa Goob Joog ka ahaa Gabi ahaanba Da’yarta Degmada iyo Aqoonyahanada Wax ka barta Jaamacadaha Magalada Bosaso Xafladatan oo ahayd mid siweyn loosoo Agaasimaya ayaa waxaa ujeedada shirkaas looga hadlayey waxa ay ahayd Sidii kor loogu qaadi [...]

April 30 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflada Dalada horumarinta waxbarashada G/sanaag+Sawiro

Xaflada Dalada horumarinta waxbarashada G/sanaag+Sawiro

Badhan: waxaa maanta xaflada si heer sare ah loo soo agaasimay lagu qabtay barxada Dugsiga Siinaay waxaa soo agaasimay xafladaas Dalada Horumarinta waxbarashada G/sanaag  waxaa daladan la asaasay 25/04/2011  waxaana daldan ku mudoobay 24xarumood oo waxbarsho oo isugu jira 4heer oo kala ah .heerka xadanooyinka .heerka malcaamadaha (dugsi quraan) .heerka dugsiga hoose /dhexe/sare .heerka jaamacada xafladana waxaa [...]

April 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ganacsatada Somalida Ee dalkaasi Kenya oo ka Cabanaya Nadaafad Xumo.

Ganacsatada Somalida Ee dalkaasi Kenya oo ka Cabanaya Nadaafad Xumo.

Narobi -(MMedia)- Qaarkamid ah dadka ganacsatada somalida ee dagan xafada islii ayaa shegay in ay jiran nadafad xumo katimi dhanka, biyaha ayadoo ay robab laxad leh ka da’ayan magalada nairobi maalmihii ugu danbeeyay waxaa ka da’ayay Roobab  hakad galiya isu socodka dadka iyo gadiidka isaga dhex Gooshi jiray  xafada islii. Magalada nairobi gar ahaan xafada [...]

April 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxwayne Puntland C/raxamaan Shiikh max’ed Faroole oo Bosaso soo gaadhay maanta .

Madaxwayne Puntland C/raxamaan Shiikh max’ed Faroole oo Bosaso soo gaadhay maanta .

Bosaso -(MMedia)- Waxaa maanta Magaalada Bosaso soo gaadhay madaxwaynaha Puntland Dr C/raxmaan maxamed maxamud Faroole iyo wafdi uu  hogaaminaayo   iyagoo si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Bosaaso. Madaxwaynaha ayaa kasoo kicitimay magaalada Qardho uu ilaa xalay ku sugnaa isaga iy wafdigaasi waxaana uu halkaasi u yimi Sidii uga qayb gali lahaa nabadaynta laga wado Beelo [...]

April 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ka qayb qaado dhismaha Misaajidka Dharkaynka

Ka qayb qaado dhismaha Misaajidka Dharkaynka

 Dharkaynka(MMedia) Tiim ka socda shabakada wararka ee Maakhir.net ayaa booqday Magaalada dharkaynka ee Gobolka  Sanaag kadib booqashadii aanu ku tagnay Magaalada dharkaynka aya waxaanu booqanay Dhisme misaajid oo laga wado magaaladaas kaasoo ay wadaan dadka deeganka sida idiin ka muuqada sawirka dhismaha misaajid waxa uu marayaa meel fiican hase ahaate waxaa si xushmad mudan looga [...]

April 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo ka dhacay Gaalkacyo

Howlgalo dad lagu soo qab qabtay oo  ka dhacay Gaalkacyo

Gaalkacayo (MMedia) Howgallo balaaran oo lagu soo qab qabtay dad lala xiriirinayo falal amni dari iyo gadiid ku xiran Bensol ah ayaa Ciidamada Puntland waxaa ay ka sameeyeen Woqooyiga Magaalada Gaalkacyo. Howgalkaani oo ay maanta Ciidamada Maamulka Puntland ka sameeyeen Xaaxafadaha Woqooyi ee Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegeen inay gacanta kusoo [...]

April 29 2011 | Posted in Wararka | Read More »