Garoowe(MMedia) Shirkii saddexaad ee Wadatashiga Nabadda Haweenka Soomaaliyeed oo ayka qaybgalayeen 50 Haween Xirfadlayaal aqoonsare leh oo ka kala yimid Waqooyiga America, Yurub, Australia, Ethiopia, Kenya, Ethiopia , Koonfurta iyo Bartamaha Somalia, Puntland, Somaliland iyo Galmudug ayaa Xalay lagu soo gabagabeeyay Magaaladda Garowe ee Caasimadda Puntland Shirkan oo muddo saddex maalmood ka socday Xarunta Wasaaradda [...]







