Siday hore u shaacayay Maakhir Media waxa la filayay inay soo gaadhaan wafti culus oo wasiiro kana soo jeeda deegaanka Maakhir kuwaaso lagu wado inay dhamaystiraan maamulada degmooyinka Hayland iyo Sanaag waxaanay kusoo horaynayaan Gobolka Haylan oo ka hadhay gobolo hore loo sameeyay laakiin aan la hirglin gobolnimadiisa Halkan guji warkii hore ee maakhir ka [...]









