Home » January, 2011 Entries posted on “January, 2011”

Hargaysa oo Nadaafad Daro looga Qaxayo Iyo Maayar oo Loo Haysto (Warbixin dheer)

Hargaysa oo Nadaafad Daro looga Qaxayo Iyo Maayar oo Loo Haysto (Warbixin dheer)

Hargaysa(MMedia) Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Dhegaha Ka Fureystay Halista Caafimaad-darro Ee Ka Soo Fool Leh Goobta Qashin-qubka Ee Waqooyiga Hargeysa Iyo Awaamiirtii Xukuumadu Ka Bixisay Hargeysa ()- Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa dhegaha ka furaystay inuu wax ka qabto halista caafimaad-darro ee ka dhalanaysa goobta qashin-qubka ee waqooyiga Hargeysa, isla markaana waxa [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Taliyaha ciidadanka Darawishta Gobolka Mudug oo Qarax lala beegsaday.

Taliyaha ciidadanka Darawishta Gobolka Mudug oo  Qarax lala beegsaday.

Gaalkacayo (MMedia) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug ayaa noo sheegaya in goor dhoweyn qarax lala beegsaday taliyaha ciidanka Daraawiishta gobolka Mudug. Qaraxan oo aan geysan wax khasaare ah ayaa waxa ka badbaaday taliya iyo ilaaladiisa oo lala beegsaday qaraxan. Halka qaraxani uu ka dhashay kadib markii muuno nooca dhulka lagu [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ciidamada Dowlada Sheekh Shariif oo Dad Shacab Ah Xasuuqday

Ciidamada Dowlada Sheekh Shariif oo Dad Shacab Ah Xasuuqday

Muqdisho(MMedia)  Ugu yaraan 12-qof, oo isugu jira shacab iyo askar ayaa ku dhintay rasaas la sheegay inay ka fakatay mid ka mid ah gaadiidka dagaalka ee ciidanka DKMG ah, kaasoo taagnaa iridka hore ee isbitaalka Banaadir. Waxaana rasaastaas ku dhaawacmay 25-qof oo kalena. Gaariga ay rasaastu ka fakatay, ayaa la sheegay inuu saarnaa gaandharigii, iyadoo [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Gudoomiyaha Barlamanka oo faahfaahin ka bixiyay kulamo uu Nairobi kula qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Caalamka

Gudoomiyaha Barlamanka oo faahfaahin ka bixiyay kulamo uu Nairobi kula qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Caalamka

Muqdisho(MMedia) Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya oo shalay dalka dib ugu soo laabtay ayaa ka waxrbixiyay kulamo uu dalka Kenya kula soo qaatay madax ka tirsan beesha caalamka, Guddoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sh. Aadan oo shalay dalka dib ugu soo laabtay isla markaana wareeysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay kulamo uu [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War saxaafadeed Ku Saabsan Waftigii Ingriiska Ahaa ee Yimi Hargaysa (Daawo Sawirada)

War saxaafadeed Ku Saabsan Waftigii Ingriiska Ahaa ee Yimi Hargaysa (Daawo Sawirada)

Hargaysa(MMedia) Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee DawladaIngiriiska  MR. ANDREW MITCHELL. Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noocisa ah oo ay Dawlada Ingiriiska  iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Mudaharad Ka socda magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool.

Mudaharad Ka socda magaalada Laascaanod ee Gobolka Sool.

Laascaano -(MMedia)- Wararka ka imaanaya magaalada laascaanood ayaa sheegaya in mudaharaad uu  halkaasi ka dhacay kasoo ay wadeen haween iyo  caruur iyo waliba dhaalin yarao tasoo ay xidheen baratamaha magaalada laascaanood. Mudaharaadkan oo ahaa mid aad u xoog badan oo laga wada dareemay gabi ahaanba magaalada iyadoo looga soo horjeedo ciidanka somaaliland ee halkaasi ku [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qarax ka dhacay Bosaso oo ay dad ku dhawacmeen.

Qarax ka dhacay Bosaso oo ay dad ku dhawacmeen.

Bosaso -(MMedia)- Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka baro ayaa waxaa saaka ka dhacay qarax lala eegtay wasiir kuxigeenkii Arimaha gudaha ee dawaladii cade xaaji bakiin kaaso marayay suuqa. qaraxan aya aha amid aad u xaag badan iyadoo ay ku dhawac meen dad ka agdhawaa aga uu qaraxu ka dhacay sida uu noo soo shegay wariyahayga [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

War Deg dega qayb kamida wasiiradii oo uu magacaabay Madaxwayne Xusni Mubarak.

War Deg dega qayb kamida wasiiradii oo uu magacaabay Madaxwayne Xusni Mubarak.

Qahira -(MMedia)- Wararka iminka naga soo gaadhay wadankaasi masar ayaa sheegaya in hada  magaacaabay madaxwayne Xusini mubaarak qayb kamida wasiirad isagoo si hor dhac ah u magacaabay wasiir arimaha gudahar  iyo wasiirka maaliyada. Madaxwayne Xusni bubaarak ayaa wada magacaabista wasiirada isagoo hadba wasiir magacaabaya waxaan uu si hordhaca u magacaabay wasiirada kala Arimaha gudaha iyo [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Qaramada Midoobay”Uma dulqaadanayno Burcaad badeedu waxay wadaan”.

Qaramada Midoobay”Uma dulqaadanayno Burcaad badeedu waxay wadaan”.

Adis-Ababa -(MMedia)- Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inaysan u dulqaadan doonin sii socoshada falalka burcad badeednimo ee loo gayta Marakiibta shisheeye iyo kuwa ganacsi oo isticmaala biyaha Soomaaliya iyo meelaha ka baxsan. Xog’haya guud ee Qaramada Midoobay Bank-Moon oo isagoo ku sugan magaalada Addis’ Ababa ee Xarunta dalka Ethiopia ka hadlay kulan Madaxeedka Midowga Afrika ayaa [...]

January 31 2011 | Posted in Wararka | Read More »

Ka Qayb qaado masaajidka laga wado Dhahar.

Ka Qayb qaado masaajidka laga wado Dhahar.

Alfalax -(MMedia)- Fadlan ka qayb qaado dhisitaanka masaajidka Degmada Dhahar ee  Xarunta Gobolka  hayland adigoo la baxaya sadaqo  waxaana ay kaaga baahan yihin walalaha Alfalax inaad kala qayb qaadato dhismaha qabyada ah ee maasjidka laga wado degamda dhahar . adeegoo booqana Webkooda www.alfalaax.com Fiiriya Newska Masaajidka Dhahar   http://www.alfalaax.com/ka-qeyb-qaata-dhismaha-masaajidka-dhahar/ hadaba Maxay yihiin Al Falax ? Dhawaan [...]

January 31 2011 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »