Burcad-badeeda Soomaalida ayaa afduub u gaysatay dooni ay ka babanaysa calanka dalka Malaysia , sidaasna waxaa sheegay hay’ada Bad maaxiinta Caalamka, afduubka doonta ayaa imanaya kadib markii maxkamad ku taala dalka Maraykanka ay 30-sano oo xadhig ah ku xukuntay wiil Soomaali ah kaas oo lagu eedeeyey in uu weerar ku qaaday dooni dagaal oo laga [...]









