Home » October, 2010 Entries posted on “October, 2010”

Maxaabiis lagu soo Qabqabtay Dagaalkii Galgala oo Boosaaso Lagu Toogtay

Maxaabiis lagu soo Qabqabtay Dagaalkii Galgala oo Boosaaso Lagu Toogtay

Labo nin oo lala xirririnaayo in ay ka tirsanaayeen Ciidamada wadaadka  Maxamed Siciid Attam ayaa maanta xukun toogasho ah lagu fuliyey gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Maxkamada darajada kowaad ee laanta dambiyada culus Puntland ayaa sheegtay in labada qof ee toogashada lagu dilay lagu qabtay dagaal ka dhacay agagaarka Buuralayda Galgala 10.09.2010 halkaas [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Xagay ku danbaysay lacagtii somaliya sida 100 shilin iyo 50 shilin (Faalo)

Xagay ku danbaysay lacagtii  somaliya sida 100 shilin iyo 50 shilin (Faalo)

Tan iyo intii ay burburatay dawladii dhexe ee dalka Somalia  waxaa sii dhamaanaysay  lacagtii ay lahayd dawladu waxaan kamid ah  sida 100 shilin iyo 50 kii shilin waxaana laga isticmalaa magaalada burco ee Somaliland iyadoo gabi ahanba  wixii lavag yaalay dalka somaliya laysugu keenay  magaalada burco. Lacagta  shilinka somaliga ah ayaa intabadan  waxa ay ukala [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Mudanayaasha Barlamanka oo codka kalsoonida siiyay R/wasaare Farmaajo

Mudanayaasha Barlamanka oo codka kalsoonida siiyay R/wasaare Farmaajo

Mudanayaasha Barlamanka ayaa maanta codka kalsoonida siiyay R/wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib kulan ay maanta Mudanayaashu ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho. 297-Mudane ayaa codka kalsoonida siisay R/wasaare farmaajo, iyadoo 92-Mudane ay diideen, halka labo mudane ay ka aamustay sidaana waxaa codka kalsoonida Barlamanka ku helay R/wasaaraha cusub Maxamed C/llaahi farmaajo, iyadoo codeyntu ay [...]

October 31 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Deegaanka ku teedsan degmada Hobyo ee gobolka mudug oo laga soo sheegayo Abaaro lixaadleh

Deegaanka ku teedsan degmada Hobyo ee gobolka mudug oo laga soo sheegayo Abaaro lixaadleh

Hobyo(MMedia)Xaalado abaareed oo saamayn ku yeeshay dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaano hoosyimaada degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa laga soo sheegaya deegaanadaasi. Wararka ka imaanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee Maamul goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Tuulooyin hoosyimaad gobolkaasi laga soo sheegayo abaar xoogan oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada [...]

October 30 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Dalka Kenya oo laga wareejiyay shir Goboleedkii IGAD

Dalka Kenya oo laga wareejiyay shir Goboleedkii IGAD

iyadoo lagu balan sanaa in shir goboleedka igad lagu qabto dalka kenya maalinimada sabtida ah ee soo socota aya waxaa laga badalay in lagu qabto dalka kenya hase ahaatee loo weeciyay in lagu qabto dalk aItoobiya magaaladiisa adis ababashir goboleedka igad ee lagu qaban doono dalka itoobiya ayaa imaanaya kadib eedayn losoo jeediyay dalka kenya [...]

October 28 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Maxay ahayd Ujeedadii ay U Yimaadeen Berbera Maraakiibta Dagaalka ee UK

Maxay ahayd Ujeedadii ay U Yimaadeen Berbera Maraakiibta Dagaalka ee UK

Berbera(MMedia) Maraakiib-dagaal oo ah nooca  waa-weyn ee diyaaraduhu ka duulayaan oo uu leeyahay Dalka Ingiriisku, ayaa shalayto si lama filaan ah ugu soo xidhee meel u dhaw  Dekeda magaalada Berbera. Sida ay dad goob joog ahi xaqiijiyeen waxa ay maraakiibtaasi joogaan meel u dhaw marsadaay ku xidhaan maraakiibtu, waxaana ka dul haadaya diyaarado Helicapter ah oo [...]

October 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Somali Week Oo Lagu Soo Bandhigay Riwaayad Cusub

Somali Week Oo Lagu Soo Bandhigay Riwaayad Cusub

London(MMedia)  Waxaa  ay ahayd  habeenkii afraad ee Somali week  oo ka dhaca magaalada London ayaa waxa uu ka duwanaa habeenadii kale , iyadoo inta badan lagu soo bandhigay Riwaayad cusub oo uu sameyey Cali Seenyo iyo Nuur Daalaco sidasoo kale uu wax ku lahaa Mustafe Kiiko. Ruwaayadan oo magaceeda la yidhdho   UTUN RAAGTEY IYO UMAL JACAYL, ruwaayadan [...]

October 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Labo haween ah oo jaajuusnimo loogu dilay magaalada Beledweyne

Labo haween ah oo jaajuusnimo loogu dilay magaalada Beledweyne

Beledweyne(MMedia) Dadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa maanta markii ugu horeysay goob joog ka ahaa fal dil ah oo lagu fuliyay labo haween ah oo sida maamulka Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee Beledweyne sheegeen jaajuus u ahaa ciidamada dowladda ee dhinacooda dagaallka kula jira. mas’uuliyiinta maamulka  ayaa goobta ka sheegay in haweenka in muddo ah lagu [...]

October 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

Wefdiga Dhakhaatirta Turkiga Oo Gaarey Magaalada Garoowe

Wefdiga Dhakhaatirta Turkiga Oo Gaarey Magaalada Garoowe

boosaaso(MMedia) Wefdiga Dhakhaatirta Turkiga ee dhowaan soo gaarey degaanada Puntland ayaa galabnimada maanta gaarey magaalada Garoowe ee caasimada Puntland oo si weyn loogu soo dhoweeyey. Wefdiga oo uu hogaaminaayo Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr.Cali Cabdulaahi Warsame ayaa kasoo ambabaxay degmada Buurtinle ee gobolka Nugaal oo ay maanta joogeen mudo saacado ah isla markaana booqdeen Isbitaalka degmadaas [...]

October 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »

wasiirkii arima Debeda ee Dalka Kenya oo is casilay

wasiirkii arima Debeda ee Dalka Kenya oo is casilay

Mr watangula wasiirka arimaha debeda ee dalka kenya ayaa is casilay galabta kadib markii lagu soo eedeyay musuqmaasuq uu ka galay dhanka dawlada is casilaada wasiirka aya aimanaya kadib mudooyinkii ugu danbeeyay in lagu soo edeeyay inuu ku kacay musuq maasuq kadhan ah dawlada waxaana indhawaydba socday danbi lagu baadhayo dacwada lagu soo eedeyay wasiirkii [...]

October 27 2010 | Posted in Wararka | Read More »