Jabuuti(MMedai)Madaxwayanaha somaliya shiikh shariif oo duhurnimadii maanta gaadhay magaalda jabuutii ee dalkaasi jabuuti waxaan uu halkaasi ku soo dhaweeyay madaxwaynaha jabuuti ismail cumar geele iyo wafti badan oo ka tirsan jamhuuriyada jabuuti madaxwaynaha somaliya iyo madaxwayanaha jabuuti ayaa kulan ku yaashay xarunta Airport ka magaalda jabuuti halkaasi oo kulan saacad qaatay uu ku yeesheen isla [...]









