Qarax Miino ayaa galabta gaadiid ay saarnaayeen dad shacab ah waxa uu ku haleelay qeybo ka mid ah wadada warshadaha ee Magaalada Muqdisho iyadoo halkaasina ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxaani oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa galabta waxaa uu kula qarxay sedax gaari oo BL ah oo siday dad [...]









