Iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Daraawiishta Dawladda Puntland iyo Ciidamo ka amar qaata wadaadka lagu magacaabo Shiikh Maxamed Siciid Attam ayaa saaka waxaa uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanka Karin iyo Laag ee gobolka Bari, isla markaana ah meel aan wax badan ka fogeyn magaalada Bosaso. Iska hor imaadka ayaa dhacay subaxnimadii hore ee [...]









