Home » Waraysi You are browsing entries filed in “Waraysi”

Dhagayso khudbada madaxwayne Faroole ee sannad guuradii labaad xilligii la doortay (Cod)

Dhagayso khudbada madaxwayne Faroole ee sannad guuradii labaad xilligii la doortay (Cod)

Halkan Ka dhagayso Khudbadii Madaxwaynaha PL Dr Cabdulraxmaan Faroole u ka jeediyay magaalada Garowe. Xuquuqda Codka: Horseed Media

January 8 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »

Barnaamij ku saabsan Abaaraha ka jira Gobolka Sanaag (Dhagyso).

Barnaamij ku saabsan Abaaraha ka jira Gobolka Sanaag (Dhagyso).

Sanaag(MMedia)Waa Barnaamij ku saabsan Abaaraha ka jira Gobolka sanaag iyadoo ay abaaro badani ka jiraan Gobolada Dalka Somaaliya ayaa hadaba waxaa noo suurta gashay inaan warbixin ka helo ku saabsan Abaaraha  Gobolka Sanaag . waxaa barnaamijkan idinla socod siinaya Abdirisaak Shabcaan iyo Yasin cali ciise oo ah wariyahayga Gobolka Sanaag.

January 7 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »

Gudoomiyaha iskuulka Hoose dhexe Ee Shibiraale oo waraysi siiyay Maakhir

Gudoomiyaha iskuulka Hoose dhexe Ee Shibiraale oo waraysi siiyay Maakhir

Shinbiraale(MMedia)Waraysi Aan la yeelanay Gudoomiyaha iskuulka Hoose dhexe ee Degmada Shinbiraale Saleebaan Axmed Geedi waxaana uu ugu horayn iga waramay qaabka uu iskuulku yahay iyo Goortii la asaasay.[Audio clip: view full post to listen] Maakhir Media Shinbiraale Nagala soo xidhiidh Hadii Aad Hayso maqalo iyo wixi  xiisa badan ba ciwaankayga oo ah …Webmaster@maakhir.net

January 5 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »

Ka dhegayso Maakhir.Net waraysiyada iyo wararka oo maqal ah.

Ka dhegayso Maakhir.Net waraysiyada iyo wararka oo maqal ah.

[Audio clip: view full post to listen]

December 18 2010 | Posted in Waraysi | Read More »