Home » Waraysi
You are browsing entries filed in “Waraysi”
Barnaamijyada (M Media) Dhamaan Akhirstayaasha Webka Meekhir Media waxaan halkaan idinkusoo gudbinaynaa Midkamida Barnaamijyada kabaxa warbaahinta Maakhir Media Network. Qodoba Barnaamijka aan Isbuucaan ku qaadaadhigayno ayaa waxaa uu noqonayaa Qodob aad xasaasi u ah waa Masayr iyadoo barnaamijka ay kaqayb galayaan ama doodu ay u dhaxayso labo qof oo kukala fikirduwan cida masayrka ku wayn [...]
February 13 2012 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Warka(MMedia) Warka Caalamka ee Maakhir Media Network waxaana soo jeedinaya Cabdiraxmaan Sanka. Qodobada Wararka Dalka iyo Caalamka:- Xildhibaan katirsan Punt land oo Bargaal lagu dilay. Punt land oo taageertay Hawlgalkii Ciiidamada Maraykanka ay kasameeyeen Gobolka Mudug ee Lagusoo Furtay Lahaystayaal dalalka Maraykanka iyo jarmalka u dhashay. Ciidamda Somaliland ee kusoo dhaawacmay Buuhoodle oo hargaysa lagaar [...]
January 28 2012 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Barnaamijka Haweenka (MMedia) Dhamaan akhristayaasha webka Maakhir.net waxaana jecel nahay inay nala dhagaystaan Barnaamijka Haweenka ee Maakhir Media Network oo noqon dooni Barnaamij aad kaga boqon doontaan waxyaabaha khuseeya haweenka gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed oo waayihii danbe tacadiyadu ay kubadanayeen. Hadaba Akhyaareey waxaad nala dhagaysataan Barnaamijka oo ay nala socodsiinayso wariye Faadumo Taxadar , [...]
January 26 2012 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Hargaysa-MMedia-Waxaan dhamaan Akhristayaasha la ogaysiinayaa in aan kusoo kordhinay Barnamij aan ugu magacdarnay Horumarka kaasi oo aannu doonayno in aan ku hormarino Bulshada . Hadaba maanta barnaamijkan waxaa maanta marti ku ah Agaasimaha Guud ee webka ahna Tafatiraha Abdirisaak Mahamed Said Shabcaan kaasi oo u waraysanayo Mahamed Farah Comaade waxaana uu ka waraysanyaa waxyaabo kala [...]
October 1 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Nayribi-(MMedia)-Maxamed Maxamud Cabdi Beerdhige(Barre) oo ka mid ah dadka kasoo jeeda Gobolka Sanaag isla markaasina xubin ka ah golaha jaaliyada maakhir ee Nairobi ayaa ka waramaya sababaha maamulka maakhir la socon waayey Barre , ayaa si qota dheer u qeexay in Maamulka Maakhir ka socon waayey hogaanka dadka loo dhiibay oo ah dad aan ku [...]
September 13 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Hordhaca Gunaanadka Waxaa jirta in akhristayaal badani afkaar, talooyin iyo tusaalaynba kasoo dhiibteen 2dii qaybood ee hore ee maqaalka. Waxaan si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaa intii qoraalada sida hufan wax uga soo tiri, gaar ahaanna, waxgaradkii wax ku soo darsaday qaybtii 2aad ee aan ku lafagurayey arrimaha tayaaraadka. Waxaan qolada dambe u sheegayaa, [...]
July 4 2011 | Posted in Fikradaha, Waraysi | Read More »
TAHNIYADA AROOOS HALKAN WAXAN TAHNIYAD AROOS IGA DIREYNAA BOQORKA IYO BOQORADA XIDIGA IYO XIDIGTA FARTA IYO FARATIGA MUDANE CABDIRAHMAN AHMED ABSHIR ( CIRO) IYO MURWADIISA CAASHA MUUMIN YUSUF OO AROOSKOODU KA DHAHAY XURUNTA GACANSIGA PUNTLAND EE BOSASO MAANTA AY TAARIIKHDU TAHAY 14 /2/2011 WAXANA TAHNIYADA DIRAYA HOOYO SICIIDO YUSUF ALI IYO CARUURTEEDA FARAX MUMIN YUSUF [...]
February 14 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Warbixn ay soo saareen Ciidamada ladagaalanka Burcada ee EU ayaa waxay kaga hadleen dhxdooyinkii sanadkii 2010 iyagoo warbixinta ku sheegay wixii sanadkii la soo dhafay burcadu qabsatay iyo fashilitaankii ka dhacay halkaasi. warbixnti ay soosaaren EUDhagayso .
January 12 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Badhan(MMedia)Mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa ka soconayay magaalada Badhan dhisme iyo magaalada ah iyo sidoo kale iyadoo la dhisayo jeelkii ay lahayd Degmada Badhan ee Gobolka sanaag. iyadoo sidoo kale ay Dawlada Hoose iyo bulshada ayaa ka qayb qaadanaya dhisitaanka wadooyinka magaalada Bartamaha magaalada Badhan. Yaasin Cali Ciise.. Badhan(MMedia)Magaalada Badhan waxaa dhawaan jeelka magaaladaasi loogu deeqay [...]
January 9 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »
Halkan Ka dhagayso Khudbadii Madaxwaynaha PL Dr Cabdulraxmaan Faroole u ka jeediyay magaalada Garowe. Xuquuqda Codka: Horseed Media
January 8 2011 | Posted in Wararka, Waraysi | Read More »