Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

dad ayaa ku dhintay dagaal maanta hargaysa ka dhacay

dad ayaa ku dhintay dagaal maanta hargaysa ka dhacay

hargaysa(mmedia)Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan. Dagaalka ayaa dhacay markii dad hubeysan ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada militeriga Somaliland ay ku leeyihiin magaalada Hargeysa. Sababta adagaalka ayaa lagu sheegay [...]

May 15 2012 | Posted in Wararka | Read More »

isimadii puntland uga qayb galay shirka dastuurka oo garoowe lagu soo dhaweeyey

isimadii puntland uga qayb galay shirka dastuurka oo garoowe lagu soo dhaweeyey

Garooowe(mmedia)Isimaddan ayaa markii ay soo gareen magaaladda Garoowe waxaa loo galbiyey aqalka Madaxtooyadda ,waxaana halkaas hadal kooban oo soo dhaweyn ah ka jeediyey madaxweyne kuxigeenka puntland Gen,C/samad Cali shire waxaana codbaahiyaha lagu soo dhaweyey    Garaad C/laahi Cali Ciid waxaana uu sheegay in ay ay xamar u tageen ka talo bixinta Danaha soomaaliya gaar ahaan [...]

May 15 2012 | Posted in Wararka | Read More »

xaflad aroos oo si layaab leh loo soo agaasimay oo kadhacday mid kamid ah xeryaha barakayaasha muqdisho

xaflad aroos oo si layaab leh loo soo agaasimay oo kadhacday mid kamid ah xeryaha barakayaasha muqdisho

muqdisho (mmedia)Lamanayaal barakacayaal ah ayaa dhowaan ku aqal galay mid ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee ku yaala Muqdisho, iyadoo xaflaadsi si heer sare ah oo aad uga duwaneyd aroosyada ay dhigtaan barakacayaasha loogu sameeyay xero qaxooti ah. Arooska iyo Aroosada kala ah Cumar Cabdullaahi iyo Nuurto Suleyman ayaa arooskooda si cajiib leh uga dhacay [...]

May 11 2012 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »

bosaaso oo dad lagu dilay

bosaaso oo dad lagu dilay

bosaaso(mmedia)Waxaa shalay Maqribkii dil loogu geystay Xaafada New Boosaas Labo Nin oo ahaa ilmo adeero kuwaasoo marayay meel u dhow xarunta wadaada Rabiiciyada ee ku taala xaafadaas. Dilka ayaa waxaa la sheegay inay fuliyeen Labo dhalinyaro oo ku hubeysan Bastoolado, waxayan isla marki ka baxsadeen Goobti ay ku toogteen Raggi, waxaana wararka ay intaasi ku [...]

May 11 2012 | Posted in Wararka | Read More »

budhcad badeed markab kasoo afduubatay xeebaha dalka cumaan

budhcad badeed markab kasoo afduubatay xeebaha dalka cumaan

news(mmedia)Koox burcad badeed Soomaali ah ayaa la sheegay inay ka soo afduubteen meel u dhow xeebaha dalk Cummaan markab ku safraya calanka dalka Liberia. Sida ay sheegayaan wararku markabkan oo ah nooca qaada shidaalka ayaa waxaa lagu magacaabaa MT Smyrni waxana uu marayay xilligii la afduubanayay meel dhinaca koonfur bari ka xigta 450NM Salalah. Lama [...]

May 11 2012 | Posted in Wararka | Read More »

layaabka dumida : real mise barce

layaabka dumida : real mise barce

layaabka dunida(mmedia) waxaa layaab in dad badan oo ku nool dunida guudkeedka gaar ahaan dalka india aysan kala aqoon real madrid iyo barca waxay ahayd dhawaan markii uu joornaal dalkaasi kasoo baxa uu soo daabacay in barca ay ku guulaysatay horyaalka dalkaasi . islamarkaana ay ku ag sawireen laacibiinta u dheesha real iyagoona cinwaan ugu [...]

May 9 2012 | Posted in Wararka | Read More »

dortumnd oo rikoor cusub kuqaaday bundisliiga germany iyo cologne oo xaga hoose muquurtay

dortumnd oo rikoor cusub kuqaaday bundisliiga germany iyo cologne oo xaga hoose muquurtay

sports(mmedia) Kooxda horyaalka hanatay Borussia Dortmund ayaa horyaalkeeda ku soo gabagabeysay guul 4-0 ah oo ay ka gaareen kooxda Freiburg, iyagoo dhigay rikoor cusub oo dhanka dhibcaha horyaalka Bundesliga ah. Dortmund ayaa waxaa min labo gool u kala dhaliyay Jakub Blaszczykowski iyo Robert Lewandowski, iyagoo horyaalka ku dhameystay xilli ciyaareedkan 81 dhibcood, waxaana ay 8 dhibcood ka [...]

May 9 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

soomali ku mudaharaadaysa islii nairobi

soomali ku mudaharaadaysa islii nairobi

Kumanaan Soomaali ah ayaa maanta sameeyay dibad bax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Ganacsatada Suuqa islii ee Magaalada Nairobi. Banaanbaxa ayaa ka dambeeyey kadib marki xalay la dhacay qeybo badan oo ka mid ah tukaamada ganacsiga ee ku yaala Suuqa Islii, halkaas oo ay kooxo hubeysan ka dhaceen lacago fara badan. Dad aad u [...]

May 9 2012 | Posted in Wararka | Read More »

dalweynaha britain oo geeska afrika xal kaa raadinaysa

dalweynaha britain oo geeska afrika xal kaa raadinaysa

Boqoradda Britain, Elizabeth, ayaa sheegtay in dowladdeedu ay ka shaqeyn doonto sidii xasillooni looga heli lahaa Geeska Afrika. Hadal ay sannadkiiba mar ka jeediso Baarlamaanka oo lagu qeexo siyaasadda ay dowladda Britain ku shaqeyneyso ayaa waxaa ay ku tilmaantay in dowladdu ay ka shqeyn doonto in aan huba Nukliyeerku baahin. Waxay sheegtay oo kale in [...]

May 9 2012 | Posted in Wararka | Read More »

kuma ahaa AHN pro:jimcaale

kuma ahaa AHN pro:jimcaale

Allaha u naxariistee Dr.Cabdi Xasan Jimcaale waxa uu ku dhashey magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya. Waxbarashada dhamaan heerarkeeda kala duwan waxa uu ka dhigtey halkaasi oo ugu danbeyntii ka baxay Jaamacada Gaheyr qaybta Sharciyada. Dalal badan oo dalka dibadiisa ah ayuu ku soo qaatey waxbrashooyin heerka sare ah sida Ruushka ,Jarmalka ,Uganda ,Romania iyo Bulgaria [...]

May 8 2012 | Posted in Wararka | Read More »