Home » Wararka You are browsing entries filed in “Wararka”

Al-Shabaab oo laga qabsaday Baydhabo.

Al-Shabaab oo laga qabsaday Baydhabo.

Wararka (M Media) Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa waxaa ay sheegayaan in Al-Shabaab lagala wareegay gacan ku haynta Magaaladaasi. Magaalada Baydhabo oo ahayd Magaalada labaad ee Muhiimka u ah Al-shabaab ayaa waxaa Ciidamada Itoobiya oo ay weheliyaan kuwo Soomaali ah ay kala wareegeen iyadoon halkaasi uu san ka dhicin wax [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

NAIROBI(MMEDIA):-Fartuun waa gabar ku nool wadanka swedan waxey lasoo xiriirtay shabakadda maakhir.net ayadoo noogu soo gudbisay qiso aadu xanuun badan taasoo mid lama iloobaan ah, fartuun waxey sheegtay qisadaan iney ku dhacday mudo aad u horeeysay oo haata laga joogo 5 sano, madoonayo inaan hordhaca ku dheeraado, fartuun sheekadii murugada badneyd waxey ku biloowday sidatan. [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

Faah faahinka soo baxaysa Gobolka Baay iyo Al-Shabaab oo ka carartay Gobolkaasi

Faah faahinka soo baxaysa Gobolka Baay iyo Al-Shabaab oo ka carartay Gobolkaasi

Bardaale-MMedia-Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ayaa shegay in Ciidamada Dawlada iyo kuwa Itoobiyaanka oo is garab sanayaa ay kusii jeedaan Degmada Bardaale iyadoo sidoo kalen ay sheegayaan in Baydhabana ay kasii durkeen kooxda Al-Shabaab ee kasoo horjeeda dawlada kumeel gaark ah ee Somaaliya. Waxay wararku intaa ku darayaan in Al–Shabaab ay gabi ahaanba ka bexen [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Madaxda ururka al-shabaab oo mudo kadib shaashadaha dagaalka dib ugu sooceliyey sheikh xasan daahir aweys.

Madaxda ururka al-shabaab oo mudo kadib shaashadaha dagaalka dib ugu sooceliyey sheikh xasan daahir aweys.

Nairobi(MMEDIA)Kadib dagaalo xoog badan oo dhinacyo badan looga sooqaday ururka al-qaacida ee al-shabaab,ayaa waxa hada aydib shaashada ugu sooceliyeen rag hora uga tirsan dhaqa dhaqaqyada islaminta soomaliya. Sida lagasoo xigtey warar hoose ayaa waxa kulan ay Madaxada Xarakada Al shabab xalay isugu yimid kulan xasasi ah,kadib markii ay xoogeysteen dagalada dhinacyada badan, kulan kani ayaa [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Xaflad lagu taageerayo shirkii ka dhacay garoowe shirka londona baaq loogu jeediyey inaanay soomaali kala go’in oo ka dhacday barxada huteel sanaag

Xaflad lagu taageerayo shirkii ka dhacay garoowe shirka londona baaq loogu jeediyey inaanay soomaali kala go’in oo ka dhacday barxada huteel sanaag

  Badhan:M.Media: xaflad si wayn loo soo agaasimay ayaa  ka dhacday barxada wayn ee huteel sanaaag  xafladan ayaa waxa lagu taageerayey qodobadii ka soo baxay shirkii dhowaan lagu qabtay caasimada puntland ee garoowe   Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulsahada sida cuqaasha, ururada haweenka, ururada dhalinyarada, qurba joog, aradyda [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Jaamacada maakhir oo imtixaankii simistarka kowaad loo fariistay iyo ururka maakhir soosaayati oo deeq soo gaarsiisay jaamacad +sawiro

Jaamacada maakhir oo imtixaankii simistarka kowaad loo fariistay iyo ururka maakhir soosaayati oo deeq soo gaarsiisay jaamacad +sawiro

badhan MMedia:magaalada badhan ee xarunta gobolka sanaag ayaa waxaa ka socda  imtaxanakii simistarka 1aad ee jamacada maakhir. Jaamacada maakhir  oo  ah jamacadii ugu horaysay oo laga furo magaalada badhan ayaa hada waxa  lagu dhigtaa labo qaybood  oo kala ah Eduction iyo ICT waxayna  hada jaamacadu.  ku talaabsatay horumar aad  uwayn kaas oo ah in baryahan [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »

Maanso “Soomaalaay waa la yaabe”!!‏

Maanso “Soomaalaay waa la yaabe”!!‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Salaanta islaamka kabacdi waxaa mahad iska leh eebe wayne waxaana ku dayasho mudan nabigeena Muxamed c,s,w. Intaas kabacdi waxaan halkan ka salaamayaa shaqaalaha shabakada Maakhir.net oo aan aad iyo aadna ugu mahadcelinayo uguna hambalyaynayo sida wanaagsan oo hagar la,aanta ah ee ay bulshada soomaaliyeed ugu shaqaynayaan. Waxaan kaloo ayagana halkan ka salaamayaa [...]

February 22 2012 | Posted in Sugaanta, Wararka | Read More »

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Badhan-MMedia-Shirka soomaaliyeed ee ka dhacaya khamiista bari ah cariga ingiriiska ee Somali ku jahwareersan tahay waxaan u arkaa in ay keentay, Soomaali inta qolo qolo look ala fariisiyay baa lays tusay oo inta sida shamaca dabka loogu qabto suu intiisa kale isu gubo loogu qabtay si marka uu basbeelo, meeshiisii wixii la doono la dhigto,  [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Tahniyad Dhalasho wacan C/salaan iyo Xubi

Tahniyad Dhalasho wacan C/salaan iyo Xubi

Tahniyad  Dhaalasho Aabo Maaxmed Sicid jidible Aaabo C/casisi Axmed Ader Axmed SICIID jidible Xaaskiisa iyo caruurtisa Aadn sicied Jidible  Xaaskiisa iyo caruurtiisa Cismaan Siciid Jidible Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Cabase maxamed siciid C/risaaq maxamed Siciid(Shabcaan) C/samed maxamed siciid Sciid Maxamed Siciid Hooyo Faysa Mamaxed Cabdale HooyoSaynab xassan daahir Nimco maxamd siciid Muna Maxamed.Xaliimo.Ayaaan,Asma,Adna,Huda, Eedoyiin ,Hodon,Sahra,Foosiya,Xaawo iyo [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Qadar”Waxaa fiican in shirka London laga qayb galiyo Al-Shabaab

Qadar”Waxaa fiican in shirka London laga qayb galiyo Al-Shabaab

Qadar-MMedia -Dawlada wadanka Qadar ayaa ka hadashay shirka London ka dhici doona maalinimada Bari ah ka furmi doona magaaladaasi iyado loga arinsanayo Arimaha Somaaliya. Dawlada Qadar oo lagu tiriyo wadamada aadka ku yar isla markaana kamida dawladaha ugu Qanisan dunida iyadoo ay maalin galin ku samayso dalkeeda hadii ay ahaan lahayd Horumarka iyo waxbarashada caafimaadka [...]

February 22 2012 | Posted in Wararka | Read More »