Home » Sugaanta You are browsing entries filed in “Sugaanta”

Maanso “Soomaalaay waa la yaabe”!!‏

Maanso “Soomaalaay waa la yaabe”!!‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu Salaanta islaamka kabacdi waxaa mahad iska leh eebe wayne waxaana ku dayasho mudan nabigeena Muxamed c,s,w. Intaas kabacdi waxaan halkan ka salaamayaa shaqaalaha shabakada Maakhir.net oo aan aad iyo aadna ugu mahadcelinayo uguna hambalyaynayo sida wanaagsan oo hagar la,aanta ah ee ay bulshada soomaaliyeed ugu shaqaynayaan. Waxaan kaloo ayagana halkan ka salaamayaa [...]

February 22 2012 | Posted in Sugaanta, Wararka | Read More »

Gabay” Shanta shubatay dhiigayga”‏

Gabay” Shanta shubatay dhiigayga”‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu: Salaanta islaamka kabacdi waxaa mahad iska leh eebe mutaabaco iyo ku dayashona nabigiisa muxamed c.s.w- Intaas kabacdi waxaan salaamayaa bahda shaqaalaha shabakada Maakhir.net iyo guud ahaan soomaliyoo dhan meelkastoo ay joogaan Intaas kabacdi waxaan jeclaystay inaan halkaan kusoo gudbiyo gabay gaaban oo aan u bixiyay “Shanta shubatay dhiigayga”  kaasoo aan ku tilmaamayo [...]

February 2 2012 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.  Salaanta islaamka kadib waxaan salaan gaar ah iyo waliba mahadnaq aad iyo aad u balaadhan halkan ugu soo gudbinayaa bahda shabakada Maakhir.net iyo waliba akhristayaasha ku xidhan mareegtan. Intaas kabacdi waxaan jeclaystay caawa inaa halkan kusoo gudbiyo maanso aan ugu magac daray “Hiiliyow ha cadaabin” taas oo sababtaan u curiyay ahayd inaan tilmaamo qiimaha iyo xuquuqda [...]

January 30 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Sugaanta, Wararka | Read More »

Baarnaamijka Fanka iyo Suugaanta iyo Waraysigi Fanaan Faysal Jawaase oo ku sugan Somaliland

Baarnaamijka Fanka iyo Suugaanta iyo  Waraysigi Fanaan Faysal Jawaase oo ku sugan Somaliland

Suugaanta (MMedia) Akhristayaasha Maakhir Media Waxaan halkaan idinkusoo gudbinaynaa waraysi ay qaaday wariye Faadumo Yuusuf Siciid (Taxadar) waraysigaasi oo ay layeelatay al Fanaan Faysal Max’ed Xasan Faysal Jawaase Isagoo Kusugan Magaalada Hargaysa ee Xarunta Somaliland. Waxaa ayna ka warayasatay arimo badan oo kusaabsan Fanka iyo waliba taariikhda fanaanka ee fanka iyadoo aysan meesha ka marnayn [...]

January 23 2012 | Posted in Sugaanta, Wararka | Read More »

Suugaanta: Maahmaahyo.

Suugaanta: Maahmaahyo.

Suugaanta (MMedia) Qaybta Suugaata ee Websiteka Maakhir Media waxaana halkaan aan jecel nahay inaan idiin soo gudbiyo Maahmaahyo kamida Maahmaahayada Soomaalida Maantana waxaan idiin soo gubinaynaa Maahmaayo kabilowda Xarafka (A):-     1. Aadmi la aragyaaba, dhib la arag. 2. Aan wada hadalno waa aan heshiino. 3. Aar qoyey dacawo la mood. 4. Abaal dad [...]

January 23 2012 | Posted in Sugaanta | Read More »

Tahniyad Meher

Tahniyad Meher

Tahniyad Meher Halkan waxaa tahniyad iyo bogaadin aan lasoo koobi karin kadiraya dadka kala ah: 1. Burhan Bashir Muse( Formula) 2. Maryan Yusuf Hussein 3. Mahamoud Mohamed hussien 4. Rage Said Hassan (Axsaan) 5. Layla Abdirahman Islan Abdulle 6. Abdinasir Abdi Mohamed (Jubba) 7. Sundus Mahamoud Abdalla 8. Saido Mohamed Farah 9. Mahad Abdirahman Xunbul [...]

January 1 2012 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »

Heestii maxamed saleebaan Tubeec sanad loo hanwayn yahay Noqo 2011

Heestii maxamed saleebaan Tubeec sanad loo hanwayn yahay Noqo 2011

waa heestii Fanaanka somaaliyeed ee Boqorka codka  maxamed saleebaan Tubeec iyo heestiisii sanad waliba Hoodiyo waxa uu hadi ma leeyahay. [Audio clip: view full post to listen]

January 1 2011 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »