Home » Sports You are browsing entries filed in “Sports”

Xulka Gobolka Bari oo Garowe u unbabaxay iyo Horyaalka Gobolada Punt land oo bari furmaya.

Xulka Gobolka Bari oo Garowe u unbabaxay iyo Horyaalka Gobolada Punt land oo bari furmaya.

Bossaso (MMedia) Waxaa magaalada Bossaso ee xarunta Gobolka Bari ka anbabaxay Ciyaartoyda Matalaysa Gobolka Bari horyaalka loo qabanayo Gobolada Punt land. Gudoomiyaha Gobolka Bari C/samad Max’ed Gallan oo sagootiyay ciyaaryahana ayaa waxaa uu kula dardaarmay inay noqdaan kuwo kusifaysan akhlaaq wanaag xiliga ay kuguda jiraan ciyaarta kubada cagta. Waxaa uuna dhanka kale sheegay inuu rajaynayo [...]

January 31 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

C.Ronaldo oo laga yaabo inuu katago Real Madrid.

C.Ronaldo oo laga yaabo inuu katago Real Madrid.

Sports (MMedia) Wargayska Ebola ee kasoo baxada Dalkaasi Portugal ayaa waxaa uu daabcay in xidiga reer Portugal ee haatan uciyaara Real Madrid ee C.Ronaldo uu ku fakarayo inuu katago Kooxdaasi iyadoo ay soobaxayaan warar sheegaya in Jose Mourinho tababaraha Kooxdaasi uu dhawaan katagayo. Wararka ay daabcayaan jariidada caalamaka ayaa waxaa ay tilmaamayaan in macalinka kooxda [...]

January 31 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Juventus oo ka guulay satay Udinese(Sawiro)

Juventus oo ka guulay satay Udinese(Sawiro)

Sports (MMedia) Kooxda kubada cagta ee Juventus ayaa waxaa ay afka ciida udartay kooxdii la loolamaysay ee Udinese. Kooxda Juventus ayaa waxaa ay labo iyo hal kaga guulaysatay Kooxda Udinese iyadoo ay soconayaan wareega 20aad ee kulamada sara A Talyaaniga. Alessandro Marti ayaa waxaa uu Juventus udhaliyay goolka Koobaad ee kulanka daqiiqadu markay ahayd 42 kaambiyadii [...]

January 29 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Maradona oo jawaab kulul ujeediyay Pele.

Maradona oo jawaab kulul ujeediyay Pele.

Sports(MMedia) Tabaraha kooxda Al Wasl Diego Maradona ayaa sheegay in da’da sii weynaaneysa ee Pele inay saameyn ku yeelaneyso sida uu wax u qiimeeyo, ka dib markii Pele uu mar kale u diiday Messi inuu yahay laacibkii ugu fiicnaa ee dunida soo mara. Xiddigii hore ee Santos ayaa sheegay in Messi uu marnaba soo gaari [...]

January 22 2012 | Posted in Sports | Read More »

Barcilona oo kaga badisay Kooxda Real Madrid 2-1

Barcilona oo kaga badisay Kooxda Real Madrid 2-1

Sports-MMedia-Ciyaartii cawa dhex martay labada kooxood  Real iyo Barca ayaa ku soo dhamatay 2-1 halkaasii oo ay guushu ku raacday kooxda baarca  . ciyaarta ayaa ahayd mid aad u kulul oo ay labada kooxoodba soo bandhigeen ciyaar wanaag,ciyaarta ayaa ku bilaabatay si habsami leh iyadoo ay xariftanka ku horaysay kooxda Real oo ay Goal ku [...]

January 18 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Xulka Gabadhaha Qaranka Somaaliyeed oo ka badiyay Xulka Gabdhaha Wadanka Qadar+Dhagayso

Xulka Gabadhaha Qaranka Somaaliyeed oo ka badiyay Xulka Gabdhaha Wadanka Qadar+Dhagayso

Codka waxaa iska leh Radiomuqdisho QadarCiyaa-MMedia-r Aad u kulul oo ka dhacday dalka Qadar ayaa ku kulmeen Xulka Qaranka gabdhaha Somalliyeed iyo Xulka  Gabdhaha Wadanka Qadar taasi oo ay Somaaliya badisa. Xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Soomaaliya ayaa guul taariikhi ah gaaray  kaddib markiiay  ka adkaadeen xulka qaranka gabdhaha kubbadda koleyga Qadar oo ay ku [...]

December 13 2011 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Ciyaarihii Gobolada Somaliland oo Galabta Si rasmi ah uga Furmay Magaalada Burco

Ciyaarihii Gobolada Somaliland oo Galabta Si rasmi ah uga Furmay Magaalada Burco

Burco-MMedia-Waxaa Galabta ka furmaya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer Ciyaaraha Gobolada Somaliland Halkaasi oo loo sameeyay Intii aanay bilaabmin ciyaaraha xaflada aad u balaadhan oo uu daaha ka furay madaxwayne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan saylici. Kadib markiii xadhiga laga jaray ayaa waxaa bilaabatay ciyaartii ugu horaysay taasi oo daaha lagag qaadayo labada Gobol ee kala [...]

December 1 2011 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Man.City oo Dhul Gariir Ku Riday Man.United+Sawiro

Man.City oo Dhul Gariir Ku Riday Man.United+Sawiro

London(MMedia) Ciyaar maalmahanba la sugayay ayaa dhexmartay labada kooxeed ee Man.Unite iyo Man.City waxaana lagu Ciyaaryay Garoonka wayn ee Old Traford ee Magaalada Manchaster waxaana ciyaartaas isha ku hayay dhamaan daawadayaasha Horyaalka ee Premier League Hadaba ciyaartan aya ahayd mid xamaasadeed leh marka laga eego labada kooxood oo isku Magaalo ka dhisan waxaana usii dheer [...]

October 23 2011 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Manchester Derby Ee Manchester United vs Manchester City

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Leh Ee Manchester Derby Ee Manchester United vs Manchester City

London(MMedia) Kooxda Manchester United ayaan heysan dhaawacyo cusub oo ay ka walwalaan- waxaa kaliya oo ka maqan ciyaaryahanka khadka dhexe Tom Cleverley iyo daafaca Rafael. Wayne Rooney ayay u badan tahay in lagu soo bilaabi doono ka dib markii uu kursiga keydka ku bilowday kulankii Liverpool, halka Nemanja Vidic isna uu ku bilaaban doono. Weeraryahanka [...]

October 23 2011 | Posted in Sports, Wararka | Read More »

Wararka Sports-ka Maakhir iyo Maanta

Wararka Sports-ka Maakhir iyo Maanta

Hargeysa (Maakhir Media) DHamaan Asxaabta maakhir Media kusoo dhawaada wararkii ugu danbeeyey ee ciyaaraha Kubadda Cagta ee maanta Soogaaray Warqabadka Maakhir.net Qodobadda ugu waawayn waxaa kamid ah. Natiijooyinka Ciyaarihii Isreebreebka Euro 2010. Natiijooyinka Ciyarihii Isreebreebka Fifa World Cup 2014 eeLatin America. Wararka Horyaaladda iyo Naadiyada Yurub. Iyo Waliba wararka Ciyaarhanadda ugu caansan Qaaradda Yurub. Qodobka [...]

October 8 2011 | Posted in Sports, Wararka | Read More »