Home » Sports
You are browsing entries filed in “Sports”
sports(mmedia) Kooxda horyaalka hanatay Borussia Dortmund ayaa horyaalkeeda ku soo gabagabeysay guul 4-0 ah oo ay ka gaareen kooxda Freiburg, iyagoo dhigay rikoor cusub oo dhanka dhibcaha horyaalka Bundesliga ah. Dortmund ayaa waxaa min labo gool u kala dhaliyay Jakub Blaszczykowski iyo Robert Lewandowski, iyagoo horyaalka ku dhameystay xilli ciyaareedkan 81 dhibcood, waxaana ay 8 dhibcood ka [...]
May 9 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
sports (mmedia)Kooxda Juventus ayaa caawa loo caleema saaray in ay tahay Horyaalka Talyaaniga kadib guul ay caawa ka gaartay Kooxda Cagliari kadib markii ay ku dubatay 2 iyo 0 Garoonkooda. Ciyaariyahanka Vucinic ayaa daqiiqadii 9 u dhiibay Hogaanka Ciyaarta Kooxdiisa waxaana Qeybtii labaad Ciyaarta gool uu iska Dhaliyay Ciyaariyahanka Cinini ayaa soo xirtay ciyaarta sidaasna [...]
May 7 2012 | Posted in Sports | Read More »
Sports (M Media)Mid kamida Artistayaasha wax sawira oo aad ujecel labada laacib ee C.ronaldo iyo Messi ayaa waxaa uu sawir ku muujiyay labada laacib isagoo filaya inay Duqoobi doonaan (Odayaal noqonayaan). Sida lagusoo bandhigay mid kamida websiteyada Caalamka ee sida wayn wax uga qora Ciyaaraha iyo Ciyaartoyda ayaa waxaa ay soo bandhigeen sawiro muujinaya C.ronaldo [...]
March 2 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Gorowe (MMedia) Ciyaaraha Horyaalka Gobolada Punt land ayaa waxaa ay maryaan meel xamaasad leh iyadoo galabtana ay is arkeen gobolada Mudug iyo Sanaag Cayn iyo Sool oo kawada tirsan Guruubka “B”. Ciyaarta hore oo dhex martay Gobolada Mudug iyo Sanaag ayaa waxaa ay kusoo gaba gabowday guul ay la hoydeen Ciyaaryahanada Xulka Gobolka Mudug. Ciyaarta [...]
February 5 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
CAYAARAHA(MMEDIA)Xulka qaranka dalka Ivory Coast oo ka mid ah wadamada loo saadaalinayo koobka qaramada qaarada Afrika ayaa u soobaxday wareegga Semi Finalka kadib markii ay 3-0 ay ugaga badisey xulka wax ka martigelinaya tartankan ee Equatorial Guinea. Weeraryahanka kooxda Chelsea iyo xulka Ivory Coast Didier Drogba ayaa ka qasaariyey xulkiisa rigoore loo dhigey. Ciyaartan oo [...]
February 5 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Garowe (MMedia) Ciyaaro xiisa badana oo galabta ku dhexmaray xulalka Nugaal iyo Kar kaar Bari iyo Haylaan ayaa waxaa ay kusoo dhamaatay Nugaaal oo kar kaar afka ciida u dartay iyo Bari Vs Haylaan oo 90 Daqiiqo is mari waayay. Ciyaarta Hore ee Garoonka Mire Awaare ayaa waxaa iskaga hor yimaaday xulal Nugaal iyo Kar [...]
February 4 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Sporst (MMedia) Boortiyeerigii hore ee Barcelona Vitor Baia ayaa waxaa uu qiray in Macalin Mourinho uu ahaa Macalin wanaagsan xiligii uu joogay katalooniya. Ninka reer Portugal Vitor Baia ayaa waxaa uu sheegay in Macalinka reer Portugal ee Mourinho uu ahaa Macalinka ugu wanaagsan ee Barcelona iyo guud ahaanba Caalamka. waxaa uuna yiri isagoo tilmaamaya Macalin [...]
February 2 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Garowe (MMedia) Kulamada Ciyaaraha ee Horyaalka Gobolada Punt land oo maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Garowe ee Xarunta Punt land ayaa waxaa iskaga horyimaadan xulalka Gobolka Bari iyo Nugaal oo kawada tirsan guruubka “A”. Kulanka ay Galabta wada Ciyaareen Kooxada matalaya Bari iyo Nugaal ayaa waxaa uu ahaa mid xamaasad xanbaarsan oo soo [...]
February 1 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Sports (MMedia) Kooxda kubada cagta ee Everto ayaa waxaa ay ku guulaysatay inay jabiso kooxda hogaaminaysa Premier League Manchester City. Ciyaraha Premier League ayaa waxaa ay marayaan isbuucoodii 23-aad iyadoo kulankii labada kooxood ee Everton iyo Man City ay ku yeesheen garoonka Everton ay kusoo kala bexeen 1-0 ay ku adkaatay Kooxda Everton. Kaambiyadii hore [...]
February 1 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »
Sports (MMedia) Kooxda kubada cagta ee Man Utd ayaa waxaa u suura gashay in jabiso kooxda Stoke City oo kulankii Premier League-ha ay wada ciyaarayeen. Ciyaaryahan Javier Hernandez oo goolkii koowaad usaxiisay kooxda Unt ayaa usuura gashay inuu ka toogto goolka Stoke meesha afka Eglish-ka lagu yirahdo The spot iyadoo uugoolka dhaliyay daqiiqadau markay ahayd [...]
February 1 2012 | Posted in Sports, Wararka | Read More »