Home » Fikradaha You are browsing entries filed in “Fikradaha”

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

NAIROBI(MMEDIA):-Fartuun waa gabar ku nool wadanka swedan waxey lasoo xiriirtay shabakadda maakhir.net ayadoo noogu soo gudbisay qiso aadu xanuun badan taasoo mid lama iloobaan ah, fartuun waxey sheegtay qisadaan iney ku dhacday mudo aad u horeeysay oo haata laga joogo 5 sano, madoonayo inaan hordhaca ku dheeraado, fartuun sheekadii murugada badneyd waxey ku biloowday sidatan. [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Badhan-MMedia-Shirka soomaaliyeed ee ka dhacaya khamiista bari ah cariga ingiriiska ee Somali ku jahwareersan tahay waxaan u arkaa in ay keentay, Soomaali inta qolo qolo look ala fariisiyay baa lays tusay oo inta sida shamaca dabka loogu qabto suu intiisa kale isu gubo loogu qabtay si marka uu basbeelo, meeshiisii wixii la doono la dhigto,  [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Tahniyad Dhalasho wacan C/salaan iyo Xubi

Tahniyad Dhalasho wacan C/salaan iyo Xubi

Tahniyad  Dhaalasho Aabo Maaxmed Sicid jidible Aaabo C/casisi Axmed Ader Axmed SICIID jidible Xaaskiisa iyo caruurtisa Aadn sicied Jidible  Xaaskiisa iyo caruurtiisa Cismaan Siciid Jidible Xaaskiisa iyo Caruurtiisa Cabase maxamed siciid C/risaaq maxamed Siciid(Shabcaan) C/samed maxamed siciid Sciid Maxamed Siciid Hooyo Faysa Mamaxed Cabdale HooyoSaynab xassan daahir Nimco maxamd siciid Muna Maxamed.Xaliimo.Ayaaan,Asma,Adna,Huda, Eedoyiin ,Hodon,Sahra,Foosiya,Xaawo iyo [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Gabar U dhalatay Holand Oo Jaceyl Dhab Ah U Qaaday Saxafi Somaliyeed.

Gabar U dhalatay Holand Oo Jaceyl Dhab Ah U Qaaday Saxafi Somaliyeed.

LAYAABKA DUNIDA(MMEDIA);-Gabar u dhalatay dalkaasi Holland oo 23 jir ah ayaa Sheegtay in aay aad u jeceshahay Wariye Soomaaliyeedoo ay iska barteen Facebook ga oo ku dhaqan gudaha Dalkaasi Kenya Walow aysan soo bandhigin Magaca Wariyahaasi haseyeeshee waxeey ku gaabsatay in uu yahay Soomaali. Sido kale gabadhaasi dhalashadeeda tahay dalkaasi Holland, isla mar ahaan taasina [...]

February 20 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Shirka london mashirqoolba,mese waa midlooga hadlayo mustaqbalka danta iyo dadka soomaaliyeed…?

Shirka london mashirqoolba,mese waa midlooga hadlayo mustaqbalka danta iyo dadka soomaaliyeed…?

QORMO(MMEDIA);-Intabadan waxaa soobaxaya sida dadweynaha soomali ugu kala’aragti duwan yahiin shirweynaha, lagu balan san yahay inuu dhawaan bisha inagu soofooleh, 23-keeda,ugu furmo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaalida. Qeyb kamid ah wax garadka soomaalida, ayaa kumacnayey inuu shirkanu yahay mid gumaysi lagu galinayo dhulka,dadka soomaalida,waxana aywalaac kamuujiyen kaqeyb galida shirka oo ladoonayo inlagu minjo [...]

February 18 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Ujeedooyinka Shirka London – Aragtida Britain.

Ujeedooyinka Shirka London – Aragtida Britain.

London -MMedia – Waxaa waaydan soo badanaysay saadaasha kala duwan ee dadku ka bixinayaan shirka 23 Feb kadhici doonaLondonkaasi oo looga tashanayo arimaha Somaliya. Hadaba, Maakhir Media waxay idiin soo gudbinaysaa sida ay u fasirtay dawlada Britain Ujeedooyinka Shirka London ee 23 Feb 2012   Nuqulka oo ku qoran English guji Halkan Hordhac Marka laga [...]

February 17 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Hans”Waxaa nabarkii weynaa ii bogsiiyay Caanaha Gabadhaan dhalay Naaskeeda”

Hans”Waxaa nabarkii weynaa ii bogsiiyay Caanaha Gabadhaan dhalay Naaskeeda”

Ninka sawirka ka muuqda oo magaciisa la yiraahdo Hans Axelsson wuxuu in mudo ahba la ildarnaa nabar ama joqofeey weeyn sida soomaalida u taqaano nabarkaas oo har iyo hoyaadba u diiday, mudo badana uu shaqadda fasax uga qaatay la tacaalida nabarkaas aawadeed. Wuxuu Hans isticmaalay nooc kasta oo daawo ah oo wax qalajiya ugu dambayntiina [...]

February 16 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Hargaysa-MMedia-Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka” Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 ee bishaanee ku beegan maalinta isniinta ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen [...]

February 13 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Cawayska maakhir media,iyo madadaalada manta

Cawayska maakhir media,iyo madadaalada manta

CAWAYSKA(MMEIA)dhaman akhrista yaasha shabakadda maakhir Media waxan cawa hawada idin somarinayna salan,waxana idin sogud bin doona barnaamujka caways ka cawa waxana kusooqadan doona sawirada cajibka ah,ama “funny picture”. Hadaba waxan halkan idinku sooban dhigayaa sawiro cajiba ee manta iyo facebook iyo sawiradi ugu danbeeyey ee anka ururiyo warqabadka facebook kayga. Nala cawaye dhaman akhristayasha waxana [...]

February 10 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Heshiiska dhex maray al-shabaab iyo alqaacida iyo waxa uu kusokordhinayo awooda al-shabaaab.

Heshiiska dhex maray al-shabaab iyo alqaacida iyo waxa uu kusokordhinayo awooda al-shabaaab.

NAIROBI(MMEDIA):-waxa dhawan heshiis wada gaarey ururada alqaacida iyo ururka al-shabaab ee gudaha dalka somaliya hada see ayuu udhacay heshiskani. SIDA HESHIISKA AL-QAACIDA IYO AL-SHABAAB UDHACAY. Cajalad muuqaal ah oo uu kasoo hormuuqday hogaamiyaha Al Qacida sidoo kalana uu qeyb ka ahaa cod ku dhex jiray cajalkaasi oo maqal ah oo uu soo duubay hogaamiyaha Al [...]

February 10 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »