Home » Fikradaha You are browsing entries filed in “Fikradaha”

xaflad aroos oo si layaab leh loo soo agaasimay oo kadhacday mid kamid ah xeryaha barakayaasha muqdisho

xaflad aroos oo si layaab leh loo soo agaasimay oo kadhacday mid kamid ah xeryaha barakayaasha muqdisho

muqdisho (mmedia)Lamanayaal barakacayaal ah ayaa dhowaan ku aqal galay mid ka mid ah xeryaha barakacayaasha ee ku yaala Muqdisho, iyadoo xaflaadsi si heer sare ah oo aad uga duwaneyd aroosyada ay dhigtaan barakacayaasha loogu sameeyay xero qaxooti ah. Arooska iyo Aroosada kala ah Cumar Cabdullaahi iyo Nuurto Suleyman ayaa arooskooda si cajiib leh uga dhacay [...]

May 11 2012 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »

Qiso jaceyl oo aad uxanuun badan ha akhrinin hadi adan awoodin(qiso)

Qiso jaceyl oo aad uxanuun badan ha akhrinin hadi adan awoodin(qiso)

dhamaan akhrita aasha shabakada maakhie media  waxan lakani idinku soobadhigaynaa qisi xanuun baan uu kudhacday lamaan isjecel. shekada bilowgeeda waxaa jiray wiil dhalinyara ah iyo gabar aadna isku jeclaa si xad dhaaf ah wexeyna balan ku kala qaateen wax walbo dhoco iney kala tageenin wiilki woxoo ku yiri balan waxaan kaaga qaadaa maalintaan is guursano [...]

March 20 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Faalo ku saabsan dhuxul joojinta‏ (By Awoowe)

Faalo ku saabsan dhuxul joojinta‏ (By Awoowe)

Badhan-MMedia -sheeko aan wakhtigaa qoray ayaa iminka dib la iiga soo codsanaday sheegadaas oo kuu saabsan dhuxul joojinta, maadaama oo ay nagu soo fool leedahay maalintii dhirta aduunka ee bisha 4aad. Waan Noolnahay. Markii roobab badani da’een baa warsame Camuudii ka fuqay, nolol yari soo gashay, codad maqlay, humaagna u muuqday, kac is yiri tamarina [...]

March 14 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »

21-sano kadib oo ay dalka soomaaliya wali kajirin wax xasiilooni ah maxaa iska badalay waxyaabaha uu dalka horay u lahaa mase jiraan waxyaabo aan wali lumin bur burkii dowlad nimo kadib (faalo).

21-sano kadib oo ay dalka soomaaliya wali kajirin wax xasiilooni ah  maxaa iska badalay waxyaabaha uu dalka horay u lahaa mase jiraan waxyaabo aan wali lumin bur burkii  dowlad nimo kadib (faalo).

faallo(Mmedai)Tan iyo markii ay bur burtay xakuumadii dhexe ee ka’ariminjirtay dalka soomaalia sanadka markuu ahaa 1991kii dalka soomaaliya ayaa noqday dal ay wehel u noqdeen dhibaatooyin isbiirsaday haba u badnaadeen dhibaatooyinka xaga bani aadan nimada oo sidaran u saameeysay guud ahaanba shacabka soomaaliyeed ayadoona dhibaatooyinkaasi bani aadan nimo ay wali kajiraan gayiga soomaaliya mudo kabadan [...]

March 10 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

Doorka Odayaasha ee Nabada kulan kusaabsan oo CRD ay qabatay.

Doorka Odayaasha ee Nabada kulan kusaabsan oo CRD ay qabatay.

XFKS (M Media) Kulan looga hadlayay Doorka Odayaashu ay kaqaadan karaan ama uga aadan Nabada ayaa waxaa lagu qabtay Xarunta Cilmi Baarista ee CRD. Kulankaani ayaa kasoo qayb galay dadweyne aad ufarabadan waxaa goob jooga haa Masuuliyiin kasocotay Dawlada Soomaaliya iyadoo ay kulankaasi Odayaasha Dhaqanka ee Beelaha Soomaaliya. Kulankaani oo diirada lagu sarayay Doorka Odayaasha [...]

March 10 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Waa gabay kusocda al-shabab…byMacalim Qaasim Xaashi

Waa gabay kusocda al-shabab…byMacalim Qaasim Xaashi

Gabay-(MMEDIA) Tixdaan ayaa igu dhalatay mar la,i waydiiyay maxaa ka,imaan kara hadii xisbul islaam laga adkaaday intii kahartayna AL- shabaab ay ugaleen maxaase laga fili karaa?.. Waxaanan kujawaabay 1-Dubbihii kudhacay ina aways shabaab dabar go,ood weeye inay kala didaan iyo inay kala dudaan weeye in dhexdooda dagaal uu kadhoocoo la,isdilaa weeye. 2- In dacaayad laysku [...]

March 8 2012 | Posted in Fikradaha, Sugaanta, Wararka | Read More »

Surwaal jeanis ah oo qalab computer ku xiran yahay,nin aduunyo jogow maxa aragti kulaban(daawo)

Surwaal jeanis ah oo qalab computer ku xiran yahay,nin aduunyo jogow maxa aragti kulaban(daawo)

qormo(mm)-Hadii aad dhibaato ku qabtey isticmaalka miiska inaad saarto ama hortaada ay yaalaan Keybourd iyo mous-ka loo adegsado Kumbuyutarada. waxaa arintaasi kuu sahlaya oo kuu fudadayna surweelka aad gashan tahay oo ay ku rakiban yihiin dhamaan qalabkaasi iyo waliba sameecada codka ee lagu dhageysto codka waxa ka shidan Cumputer-ka. Waxaase adeegaasi aad kaga bogan kartaa [...]

March 5 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

maxaay tahay astaamaha udhexeeya jaceylka beenta iyo kadhabta ah.

maxaay tahay astaamaha udhexeeya jaceylka beenta iyo kadhabta ah.

faalo(MmeDia)Astaamaha Lagu garto jaceylka Beenta ah maahan kuwa halkan lagu soo koobi karo qof walbo oo Caqli lehna waa uu Dareemi karayaa Ruuxa beenta Sheegaya iyo Jaceeylka Beenta ah Jilaya Hadaba Qodobadan Akhriso. 1. Jacayl dhab ah:- Waa Jacaylka aayatiinkiisu noqdo guur iyo mustaqbal dhab ah oo ay lamaanayaasha isla jila wadaagaan, Rabbina ku guuleeystaan [...]

March 2 2012 | Posted in Fikradaha, Wararka | Read More »

Fanaanada Khadra Daahir Cige oo waraysi Gaara Siisay Maakhir Media +Dhagayso

Fanaanada Khadra Daahir Cige oo waraysi Gaara Siisay Maakhir Media +Dhagayso

Dhagayso Wariye Comade iyo Khadra Hargaysa-MMedia-Fanaanada Qaaliga ah ee khadra Daahir cige ayaa waraysi khaasa siisay Maakhir.net iyadoo uga warantay  taarikhdii fanka ay soo gadhay iyo sidii ay ku bilowday fanka . Fanaanada khadra daahir waxay u warantay Wariye Mahamed Farax Comaade oo ka tirsan Shabakada maakhir iyo TV Somalichannel Xaruntiisa Hargaysa waxaana uu si [...]

February 26 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Sugaanta, Wararka, Waraysi | Read More »

WAR-MURTIYEEDKII KASOO BAXAY SHIRKII LONDON

WAR-MURTIYEEDKII KASOO BAXAY SHIRKII LONDON

Hordhac 1.    Shirka London ee ku saabsan Soomaaliya waxaa uu aqalka Lancaster House uu ka dhacay 23kii Febraayo 2012, waxaana ka soo qaybgaley konton iyo shan wefdi oo ka kala socdey Soomaaliya iyo beesha caalamka. 2.    Waxa aan shirney waqti muhiim u ah Taariikhda Soomaaliya. Soomaaliya waxaa ay hadda ka soo baxaysaa dhibaatooyin bani’aadamnimo kuwii waqtigan ugu xumaa dunida. Ciidamo [...]

February 24 2012 | Posted in Fikradaha | Read More »