Home » Muuqaallo You are browsing entries filed in “Muuqaallo”

Maxaa kataqaanaa daawada dadkaqaba kansarka iyo bidaarta..?

Maxaa kataqaanaa daawada dadkaqaba kansarka iyo bidaarta..?

Nairobi(Mmedia)Tv-yadda war-geysyada iyo dhammaan war-baahinta caalamka ayaa baahinayay maalmahan siiba war-baahinta Dalka lubnaan oo ay ku sheegayeen in kaadida geela faa’iido weyn u tahay timaha qofka isla-markaana Xoojineysa awooda timaha iyna qur-xineysa kaadidad geela. Hayeeshee dadka caalamku dhaqan qaar ka mid ah waxa ay ka cawdaan timahooda oo uu ku yimaada xanuun Kala fir-dhiya ama [...]

March 9 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Booyaasad aad loo layaabay dalka sacuudi carabuya waa maxaay sababtu?(daawo vidio)

Booyaasad aad loo layaabay dalka sacuudi carabuya waa maxaay sababtu?(daawo vidio)

qormo(mm)Haweenka booyaasada ama jaariyadaha ah ayaa waxaa la sheegay inay mararka qaarkood ay ku kaacaan falal la yaab leh oo waliba aqlaaq xumo ah iyadoona tii ugu dambeysay ay ka dhacday dalka Sacuudi arabiya ka dib markii uu qoys ku helay hab dhaqan saqajaanimo ah oo ay sameyneysay haweeney adeegto ama booyaaso u ahayd qoyskaas. [...]

March 4 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Maxa keena inay kala dheeraadaan nasaha haweenka? sidase looga hortagi karaa?.

Maxa keena inay kala dheeraadaan nasaha haweenka? sidase looga hortagi karaa?.

Intabadan waxaa su’al looradinaya sababta keeni karta inay kala dheeradan nasaha haweenka,Naasaha aan isleekayn waa wax caadi ahaan dhici karo, hiddo raac ha ahaado ama sabab aan la garanynba. Naasaha korriinkooda wuxuu ku xiranyahay qaabka hormoonka “Estrogen-ka” uu u saameeyo iyo jawaab celinta uu naaska ka bixiyo taasoo badanaa bilaabato laba sano ka hor qiyaas [...]

March 1 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Fanaanada Khadra Daahir Cige oo waraysi Gaara Siisay Maakhir Media +Dhagayso

Fanaanada Khadra Daahir Cige oo waraysi Gaara Siisay Maakhir Media +Dhagayso

Dhagayso Wariye Comade iyo Khadra Hargaysa-MMedia-Fanaanada Qaaliga ah ee khadra Daahir cige ayaa waraysi khaasa siisay Maakhir.net iyadoo uga warantay  taarikhdii fanka ay soo gadhay iyo sidii ay ku bilowday fanka . Fanaanada khadra daahir waxay u warantay Wariye Mahamed Farax Comaade oo ka tirsan Shabakada maakhir iyo TV Somalichannel Xaruntiisa Hargaysa waxaana uu si [...]

February 26 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Sugaanta, Wararka, Waraysi | Read More »

Layaabka Dunida : Baar oohinta loogu tala galay.

Layaabka Dunida : Baar oohinta loogu tala galay.

Layaabka (M Media) Waxaa laga furay Hong Kong baar cusub baarkaasi ayaa waxaa loogu tala galay inay usoo qaxwe doontaan dadka kurbaysan ama caraysan ee raba meel ay sifiican ugu ooyaan. Baar kaani ayaa waxaa uu u fududeenayaa dhamaan dad dhibaataysan inay ku cabiraan dareemadooda nafsaaniga ah halka ay markii hore qol iskulasoo xiri jireen. [...]

February 23 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Badhan-MMedia-Shirka soomaaliyeed ee ka dhacaya khamiista bari ah cariga ingiriiska ee Somali ku jahwareersan tahay waxaan u arkaa in ay keentay, Soomaali inta qolo qolo look ala fariisiyay baa lays tusay oo inta sida shamaca dabka loogu qabto suu intiisa kale isu gubo loogu qabtay si marka uu basbeelo, meeshiisii wixii la doono la dhigto,  [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraan (bilicda sanaag)+sawiro

haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo waana lama huraan (bilicda sanaag)+sawiro

madadaalo(mmedia) waxaan dhawaan safar ku tegay qaybo kamid ah gobolka sanaag bahda maakhir media halkaas oo ay safarkoodii idin soo qaaden sawiro aad u qurxoon oo a turjumaysa bilicda gobolka sanaag ,,,,, hadaba waxaan idin leenahay daawasha wacan maakhir media

February 18 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »

Shirka london mashirqoolba,mese waa midlooga hadlayo mustaqbalka danta iyo dadka soomaaliyeed…?

Shirka london mashirqoolba,mese waa midlooga hadlayo mustaqbalka danta iyo dadka soomaaliyeed…?

QORMO(MMEDIA);-Intabadan waxaa soobaxaya sida dadweynaha soomali ugu kala’aragti duwan yahiin shirweynaha, lagu balan san yahay inuu dhawaan bisha inagu soofooleh, 23-keeda,ugu furmo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaalida. Qeyb kamid ah wax garadka soomaalida, ayaa kumacnayey inuu shirkanu yahay mid gumaysi lagu galinayo dhulka,dadka soomaalida,waxana aywalaac kamuujiyen kaqeyb galida shirka oo ladoonayo inlagu minjo [...]

February 18 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Ujeedooyinka Shirka London – Aragtida Britain.

Ujeedooyinka Shirka London – Aragtida Britain.

London -MMedia – Waxaa waaydan soo badanaysay saadaasha kala duwan ee dadku ka bixinayaan shirka 23 Feb kadhici doonaLondonkaasi oo looga tashanayo arimaha Somaliya. Hadaba, Maakhir Media waxay idiin soo gudbinaysaa sida ay u fasirtay dawlada Britain Ujeedooyinka Shirka London ee 23 Feb 2012   Nuqulka oo ku qoran English guji Halkan Hordhac Marka laga [...]

February 17 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Hargaysa-MMedia-Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka” Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 ee bishaanee ku beegan maalinta isniinta ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen [...]

February 13 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »