Home » Muuqaallo
You are browsing entries filed in “Muuqaallo”
Badhan-MMedia-Shirka soomaaliyeed ee ka dhacaya khamiista bari ah cariga ingiriiska ee Somali ku jahwareersan tahay waxaan u arkaa in ay keentay, Soomaali inta qolo qolo look ala fariisiyay baa lays tusay oo inta sida shamaca dabka loogu qabto suu intiisa kale isu gubo loogu qabtay si marka uu basbeelo, meeshiisii wixii la doono la dhigto, [...]
February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »
madadaalo(mmedia) waxaan dhawaan safar ku tegay qaybo kamid ah gobolka sanaag bahda maakhir media halkaas oo ay safarkoodii idin soo qaaden sawiro aad u qurxoon oo a turjumaysa bilicda gobolka sanaag ,,,,, hadaba waxaan idin leenahay daawasha wacan maakhir media
February 18 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »
QORMO(MMEDIA);-Intabadan waxaa soobaxaya sida dadweynaha soomali ugu kala’aragti duwan yahiin shirweynaha, lagu balan san yahay inuu dhawaan bisha inagu soofooleh, 23-keeda,ugu furmo dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada soomaalida. Qeyb kamid ah wax garadka soomaalida, ayaa kumacnayey inuu shirkanu yahay mid gumaysi lagu galinayo dhulka,dadka soomaalida,waxana aywalaac kamuujiyen kaqeyb galida shirka oo ladoonayo inlagu minjo [...]
February 18 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »
London -MMedia – Waxaa waaydan soo badanaysay saadaasha kala duwan ee dadku ka bixinayaan shirka 23 Feb kadhici doonaLondonkaasi oo looga tashanayo arimaha Somaliya. Hadaba, Maakhir Media waxay idiin soo gudbinaysaa sida ay u fasirtay dawlada Britain Ujeedooyinka Shirka London ee 23 Feb 2012 Nuqulka oo ku qoran English guji Halkan Hordhac Marka laga [...]
February 17 2012 | Posted in Fikradaha, Muuqaallo, Wararka | Read More »
Hargaysa-MMedia-Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka” Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 ee bishaanee ku beegan maalinta isniinta ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen [...]
February 13 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »
Layaabka (M Media) Ninka lagu magacaabo latashaarandaa bahawar danji oo ah 72 sano jir ayaa waxaa uu sheegtay inuu yahay nin ugu gaaban dunida. Ninkaani ayaa waxaa uu u dhashay sida la sheegay dalka Nepalese waxaa ayna faafisay jariidada dalkaasi kazoo baxda in ninkaani oo 53 Sm santii mitir ah uu sheegtay inuu yahay ninka [...]
February 8 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »
LAYAABKA DUNIDA(MMEDIA):- Nin da’disa lagu sheegay 39-jir ah oo lagu magacabo Robert Lyons aya lagu xakumay 40-sano oo xarig ah kadib markii uu dilay hooyadiis. Robert Lyons ayaa qaarijiyay Linda Bolek oo aheyd haweeney 61 jir ah oo isaga dhashay sanadkii 2008-dii. Waxa ugu yaabka badan ayaa ah sababta uu ninkaan udilay hooyadiis, Waxaa uu [...]
February 4 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »
LONDON(MMEDIA)shirka soomalida loogu qabanayo dalka Britan ayaa waxa ka soobaxaya kala aragti duwanansho bulshada soomaaliyeed,oo intooda badan iswaydinaya waxa looga hadlidoono shirkani hadaba nuqul kamid ah jandaha loogahadlayo shirkan ayey heshay shabakadda Maakhir Media. Dhawan waxa uu Raysul wasaaraha wadanka britan Divid camiron,uu kabaaqay inuu marti galindono shirweynaha loogu talogalay bulshada soomaaliyee qeybaha kaladuwan shirkan [...]
January 30 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »
Jimcaha (MMedia) Qaababka Dhismaha oo hormaray ayaa waxaa mararka qaar arkaysaa Dhismayaal Maskaxda kawayn qaabka ay usamaysan yihiin iyo kuwo aad is leedahay waa waalli Hadaba dalka Kuuriyada Koofureed Caasimadiisa ee Seoul ayaa waxaa dhawaan laga taagay Guri leh 1.000 Al-Baab Gurigaana ayaa waxaa uu ka kooban yahay ilaa 10 biyaano. Engineerka Gurigaan qaabkiisa dajiyay [...]
January 27 2012 | Posted in Muuqaallo, Wararka | Read More »
Gabay-MMedia-Salaan kabacdina waxaan jecelahay halkan inana kusoo gudbiyo gabay aan u bixiyay “Qoonsimaad” magacaas oo ka tarjumaya ulajeedada gabaygu xambaarsan yahay oo ahayd anigoo ah gabar soomalaiyeed hadana qoonsaday jinsiyada iyo qoomka aan kasoo jeedo ee soomaali. waxaan ku faahfaahinayaa gabayga sababta igu kaliftay inaan naco ama ka qoomameeyo soomaalinimada, inkastoo aanan kana bixi karin iskana goyn karin ahaanshahooda [...]
January 24 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »