Home » Maqaalo You are browsing entries filed in “Maqaalo”

Maxa sababay dagaalka joogtada ah ee golaha barlamanka kadhex taagan.

Maxa sababay dagaalka joogtada ah ee golaha barlamanka kadhex taagan.

WARBIXIN(MMEDIA)intabadan kulanka baarlamanka waxaa uu hooy unoqday dagaalka jogtada ah iyo gacan hadalka xubnaha golaha baarlamanka ayadoona tan noqotay dhaqanka parlamanka soomaaliya. Dadbadan waxaa niyadooda kabaxaya sababaha keenay inay parlamanka dagaal dhexmaro ayadoo laga sugayo inay kafakaraan mustaq balka umada iyo dalka soomaliya,waxana tani aykamid tahay waxyaabaha buryaamiyey hananka horusocodka dowladda KMG ah. Parlamanka soomalia [...]

January 4 2012 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Maxa loobartil mameedsadaa saxafinta somaaliyeed

Maxa loobartil mameedsadaa saxafinta somaaliyeed

maqaal(MMEDIA) Waxaa dhab ah insaxafinta badan dhib,jirdil, iyo xanibad aylakulman wakhtiga aygudanayaan wajibkooda shaqo iyo howsha ayuhayaan bulshada,si’ay ugu soogudbiyaan dhacdo iyo warar hadbakii ayhayaan. Tan iyo burburkii dalka waxaa jirey dhibaatoyin kuqasbay saxafin badan inayba isaga cararaan dalka markii aywayeen tix galin iyo amaan ay iskuhalayn karaan, oo aykusiiwadan howsha shaqadooda aysogud biyaaan. Boqolal [...]

December 29 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Soomaaliya oo loo gaajaysiinayo iyada oo ku fara adaygtay Islaamka!!!

Soomaaliya oo loo gaajaysiinayo iyada oo ku fara adaygtay Islaamka!!!

(Xigasho Moheet.com) Waxaa indhawaaleba isa soo tataray qaylo dhaanta kasoo yeeraysa dawladaha dunida ee tilmaamaysaa heerka sare ee ay gaarsiisantahay macaluusha soomaaliya oo ay weheliso marmarka qaarkood buunbuunin aad u waaweyn. Hadaba arintan oo aduunka intiisa badan ay dhinac uga wada eegeen bal aniga iyada dadka nala fikirka ah ee soo ururiyay maqaalkan waxaa nooga [...]

November 20 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Hodan Haybe Dayuurad”Maan Arag Dawladnimo waxay tahay”(Maqaal)

Hodan Haybe Dayuurad”Maan Arag Dawladnimo waxay tahay”(Maqaal)

Anigooo ah hodan haybe dayuurda Waxaa mankayga ka guuxaya waxa ka dhici doonan 20ka sane soo socda Somalia waa inuu qofkasta oo soomlia ah  ka fakaro maxaa dhicidoona . waxaa laayaab igu Noqotay  ani ,waxan dhashay Somaliya oo la qaxayo waxan ku barbaaray ayadoo laqaxayo waxn ku caqlisaday ayadoo laqaxayo hada kahor waxan lakulmay oday [...]

October 24 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Kuma Ayuu Ahaa Mucamar Gaddafi?

Kuma Ayuu Ahaa Mucamar Gaddafi?

Mucamar Gaddafi waxa uu dalka Libya ka talinaayey muddo 42 sano, waxaana uu xukunka inqilaab ku qabsadey sanadkii 1969, waxaana uu inqilaabey Boqorkii dalka Idiris. Gaddafi waxa uu ku dhashey magaalada Sirte 1942 waxaana uu ka dhashey qoys Badow ah, waqtigaas dalka Libiya waxa uu gacanta ugu Jirey Gumeystihii Talyaaniga ee uu markaas hoggaaminaayey ninkii [...]

October 22 2011 | Posted in Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

kenya somalia nabad kama rabto ee waxka weyn ayey ka rabta(Faallo)

kenya somalia nabad kama rabto ee waxka weyn ayey ka rabta(Faallo)

Tan iyo markii aydhacday dowladi dhexe ee soomaaliya waxaa jirey faragalin kaladuwan oo lagu sameeyey gudaha soomaaliya ha’ahaato mid Gaar ah iyo mid Guudbee kuwaasi oo faragalinta huwinaya inay doonayaan inay nabad kadhaliyaan soomaaliya inkasta oo admoodo inay soomaaliya tahay looma ooyaan aynajiraan maamulo ama dowlado ladhahi karro waxay qaybka yahiin burburka soomaaliya. Waxana jira [...]

October 20 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Nabadgelyada Carrurta Hadii aad Dhashay Iyo Haddii Kaleba

Nabadgelyada Carrurta Hadii aad Dhashay Iyo Haddii Kaleba

Maqaal(MMedia) Haddii aad leedahay carruur yaryar oo guriga kugula nool ama ay jiraan carruuro aad deris tihiin ama qaraabo oo gurigaaga soo booqda, waxaa loo baahan yahay inaad aad uga taxadertid nabadgelyadooda. talooyinka  hoos ku xusan waxa aan u soo jeedinayaa waalidiinta gaar ahaan hooyooyinka oo iyagu uga ilfuran aabaha xagga caruurta amaba inta badan [...]

October 16 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Maxaa keenay madaxwayne siilaanyo inuu soomari wayo Magaaloyinka Dhahar iyo Badhan (Warbixin)

Maxaa keenay madaxwayne siilaanyo inuu  soomari wayo Magaaloyinka Dhahar iyo Badhan (Warbixin)

Madaxwayanaha Somaliland axmed maxamed Silaanyo iyo wafdi balaadhan oo hogaaminayo ayaa dhawaan u anabaxay Gobolada Bari ee Somaliland . Safarka ayaa bilowday maalin Jimca ah iyagoo ka anbabaxay magaalada aHargaysa ee Caasimada Somaliland waxaana ay ku horeeyeen magaalada oodwayne ee Gobolka oodwayne iyagoo halkaasi oo si wayn loogu soo dhaweyay kulamo kula qaatay dadki waxgaradka [...]

October 12 2011 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Ka qayb Qaado Salalaamaha Eheladada Oo soo Dir Salaantada Maalinta Ciida

Hargaysa-(MMedia)-Dhamaan dadka Somaaliyeed ee ku xidhan Shabakada Maakhir.net waxaan usheegayna in ay maalinta ciida ay kaga faaidaysan doonaan salamaha ay doonayaan in ay u mariyaan eheladooda iyo saaxibadood in ay maakhir idin sahashay in aad u marisaan Shabakada dhexdeeda anagoo idin soo daabacayna salaanta habqoraal aha ama codba . Hadaba hadii aad doonayso inaad ka [...]

August 26 2011 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

Bur burka wadooyinka Bosaaso iyo ismalaha lacagata Kasoo Baxda (Maqaal)

Bur burka wadooyinka Bosaaso iyo ismalaha lacagata Kasoo Baxda  (Maqaal)

Bosaaso-(MMedia)-Magaada Bosaaso oo kamid magaalyinka ugu waawyan ee puntland ahna magaalada ganacsiga ee ay leedhay iyadoo ay tahay isha ganacsiga puntland waxaa ay sidoo kale leedahay deked ay kasoo degaan maciishadaha kala duwan kuwaasi oo la geeyo meela badan oo ka tsan Somaaliya oo ay ka mid yihin Koonfurta Somaaliya Somaliland iyo puntland oo ay [...]

August 17 2011 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »