Home » Maqaalo You are browsing entries filed in “Maqaalo”

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

Gabadh soomaaliyeed oo sooban dhigtay qiso jaceyl tii ugu xanunka badnayd,fadlan ha’akhrin hadii jaceyl kuhayo..!!!

NAIROBI(MMEDIA):-Fartuun waa gabar ku nool wadanka swedan waxey lasoo xiriirtay shabakadda maakhir.net ayadoo noogu soo gudbisay qiso aadu xanuun badan taasoo mid lama iloobaan ah, fartuun waxey sheegtay qisadaan iney ku dhacday mudo aad u horeeysay oo haata laga joogo 5 sano, madoonayo inaan hordhaca ku dheeraado, fartuun sheekadii murugada badneyd waxey ku biloowday sidatan. [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Quud Jire Qiimo ma leh(Faalo koban)

Badhan-MMedia-Shirka soomaaliyeed ee ka dhacaya khamiista bari ah cariga ingiriiska ee Somali ku jahwareersan tahay waxaan u arkaa in ay keentay, Soomaali inta qolo qolo look ala fariisiyay baa lays tusay oo inta sida shamaca dabka loogu qabto suu intiisa kale isu gubo loogu qabtay si marka uu basbeelo, meeshiisii wixii la doono la dhigto,  [...]

February 22 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka? Qalinkii Cumar Axmed Cumar Qayir

Hargaysa-MMedia-Dhamaan Salaan Umada Islaamka ,wakhriste waxaan doonayaa in aan halkan idin ku soo gudbiyo qoraal kooban oo nuxukiisa yahay “Diinta Islaamka Maxay ka Qabtaa Dabaaldaga Maalinta Jacaylka Aduunka” Waxaa naxdin ah in maalinta taarikhdu tahay 14 ee bishaanee ku beegan maalinta isniinta ay dad Muslimiin ah ay xusayaan Baadari Christan ah geeridiisa iyo Wax ay caabudi jireen [...]

February 13 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Heshiiska dhex maray al-shabaab iyo alqaacida iyo waxa uu kusokordhinayo awooda al-shabaaab.

Heshiiska dhex maray al-shabaab iyo alqaacida iyo waxa uu kusokordhinayo awooda al-shabaaab.

NAIROBI(MMEDIA):-waxa dhawan heshiis wada gaarey ururada alqaacida iyo ururka al-shabaab ee gudaha dalka somaliya hada see ayuu udhacay heshiskani. SIDA HESHIISKA AL-QAACIDA IYO AL-SHABAAB UDHACAY. Cajalad muuqaal ah oo uu kasoo hormuuqday hogaamiyaha Al Qacida sidoo kalana uu qeyb ka ahaa cod ku dhex jiray cajalkaasi oo maqal ah oo uu soo duubay hogaamiyaha Al [...]

February 10 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Wararka | Read More »

maamulaha dugsiga h/dhexe ee al-raxma ee magalada bali busle oo u warantay maakhir

maamulaha dugsiga h/dhexe ee al-raxma ee magalada bali busle oo u warantay maakhir

(mm bali busle) murwo sahra axamed ismaciil oo ah maamulaha dugsiga h/dhexe ee al -raxma magalaada bali busle ayaa waxay nooga waran tay xaalada waxarasho ee magaalada gaar ahaan tan dugsiga hoose dhexe ee alraxma . dugsiga alraxma ayaa waxaa la furay sanadii 1998 isaga oo lagu bilaabay marxalada dugsiga hose wxa yar kadib waxaa [...]

January 30 2012 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Maanso “Hiiliiyow Ha Cadaabin”‏

Asalaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu.  Salaanta islaamka kadib waxaan salaan gaar ah iyo waliba mahadnaq aad iyo aad u balaadhan halkan ugu soo gudbinayaa bahda shabakada Maakhir.net iyo waliba akhristayaasha ku xidhan mareegtan. Intaas kabacdi waxaan jeclaystay caawa inaa halkan kusoo gudbiyo maanso aan ugu magac daray “Hiiliyow ha cadaabin” taas oo sababtaan u curiyay ahayd inaan tilmaamo qiimaha iyo xuquuqda [...]

January 30 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Sugaanta, Wararka | Read More »

Gabay “Qoonsimaad”‏

Gabay “Qoonsimaad”‏

  Gabay-MMedia-Salaan kabacdina waxaan jecelahay halkan inana kusoo gudbiyo gabay aan u bixiyay “Qoonsimaad” magacaas oo ka tarjumaya ulajeedada gabaygu xambaarsan yahay oo ahayd anigoo ah gabar soomalaiyeed hadana qoonsaday jinsiyada iyo qoomka aan kasoo jeedo ee soomaali.  waxaan ku faahfaahinayaa gabayga sababta igu kaliftay inaan naco ama ka qoomameeyo soomaalinimada, inkastoo aanan kana bixi karin iskana goyn karin ahaanshahooda [...]

January 24 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

KHAATUMO2………… GUUL iyo HORUMAR(Maqaal)

KHAATUMO2………… GUUL iyo HORUMAR(Maqaal)

Maqaal-MMedia-Waxaa si habsami ah magaalada taariikhiga ah ee TALEEX uga socda shirkii lamagac baxay KHAATUMO2 oo beel ka mid ah beelaha soomaaliyeed aayahooda mustaqbal ay halkaa uga tashanayaan. waxaan qormadan ku eegi doonnaa waxyaabaha la filayo in ay ka soo baxaan shirkaas, gaar ahaan xagga siyaasadda iyo sida saameynta uu ku yeelan karo qeybaha kale [...]

January 9 2012 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »

Warmooge (Maqaal)

Warmooge  (Maqaal)

Maqaal-MMedia-Warmooge ama mooge, waa magac Soomaalidu ugu yeerto qof yar oo labadiisii waalid  dhinteen intaanu uu weli sabi yahay ama qof weyn oo loo qarinayo doqonimo ama masuuliyad xumo, Arrintaas waxaan uga jeeda Xukunka maanta puntland ka taliya iyo dadka la shaqaysta. Waxaa jirta sheeko reer guuraagu ay tilmaamo kaga bixinayaan Doqonta, sida aanay u garan [...]

January 8 2012 | Posted in Fikradaha, Maqaalo, Muuqaallo, Wararka | Read More »

Maxa sababay dagaalka joogtada ah ee golaha barlamanka kadhex taagan.

Maxa sababay dagaalka joogtada ah ee golaha barlamanka kadhex taagan.

WARBIXIN(MMEDIA)intabadan kulanka baarlamanka waxaa uu hooy unoqday dagaalka jogtada ah iyo gacan hadalka xubnaha golaha baarlamanka ayadoona tan noqotay dhaqanka parlamanka soomaaliya. Dadbadan waxaa niyadooda kabaxaya sababaha keenay inay parlamanka dagaal dhexmaro ayadoo laga sugayo inay kafakaraan mustaq balka umada iyo dalka soomaliya,waxana tani aykamid tahay waxyaabaha buryaamiyey hananka horusocodka dowladda KMG ah. Parlamanka soomalia [...]

January 4 2012 | Posted in Maqaalo, Wararka | Read More »