|

Madaxwayne Shiirkh Shriif o Xalay Goor Danbe ka degay Caasimada Dalka Briten

London-MMedia-Madaxwaynaha Somaliya iyo Wafdi  balaadhan uu Hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalada London ee Caasimada Dalka Briten waxaan halkaasi kusoo dhaweeyay Jaliyada Uk ee Somaaliya iyo Masuuliyiin ka tirsan Dawlada ingiriiska .

Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed markii uu gaaray magaalada London ayaa waxaa diriisan u soo dhaweeyay xunbaha gobollaha wasiirrada oo uu ka mid yahay wasiirka Warfaafinta, Boosta iyo Isgaarsiinta mudane C/qaaadir Xuseen Maxamed “Jahweyn, guddoomiyaha gobolka Banaadir Tarsan iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda Ingiriiska.

Madaxwyanaha ayaa ka qayb galaya shirka looga Arinsanyo Arimaha Somaaliya iyado hakaasina ay kasoo qayb galayaan ergooyinka kala duwan oo kasocda caalamka iyo xubna kala duwan oo Somaali ah iyo QM ,waxaana uu bilaabmi doona Maalinta bari ah ee ku beegan 23 bishan.

Maakhir Media London

Comments are closed