|

Diyaarad laga leeyahay dalka kenya oo kuburburtay xududka kenya iyo udhexeya soomaaliya.

NAIROBI(MMEDIA)):-Diyaarad
dagaal oo laga leeyahay dalka
kenya
ayaa ku burburtay xududka u
dhexeeya dalka kenya iyo
soomaaliya taasi
oo howlo kormeer ah kawadey
xududka labada dal.

Saraakiisha amaanka dalka kenya
ayaa sheegay inay la’ogayn cilada
kutimi daraaradani ayna wadaan
baadhitaano ku’adan burburka
diyaaradan
oo ah kuwa qumaatiga u kaca ee
looyaqaan “helicopterka”ka
waxana lagu
sheegay inay kugeeriyooden
tirkamid ah ciidankii lasocdey.

Midkamid ah goob joogyaal ayaa
xaqii jiyey inuu arkayey burburka
dayuurada oo dhulka kusooday,
ilaahada lamasheegin tirada
dhabta ee
qasaaraha kadhacay burburka
diyaarada oo kadhacay deegan
kudhow
magaalada dhoobley iyo libooye.

Waa markii labaad ee diyaaradaha
kenya burburka soogaaro tan iyo
markii aygalen gudaha
soomaaliya, ayagoo sheegay inay
dagaal kulajiran
waxa ay’ugu yeedheen kooxaha
argagixirada.

Ciidamadda kenya ayaa galay
gudaha soomaaliya bishi agoosto
ee
sanadkii hore,waxana tan iyo
wakhtigaa dagaalo kaladuwan
aylagaleen
ciidamada ururka al-shabaab oo
horay weeraro ugu sooqaday
gudaha dalka
kenya.

Ugu danbayntii ilaa hada wax
wara kama soobixin madaxda
kenya oo
laxirira bur burka diyaaradani.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)
codka26@live.com
Maakhir Media Office Nairobi.

Comments are closed