Wafdiga madaxweynaha jamuuriyada soomaliya shekh shirif shiekh axmed oo lakulmay dhigisa dalka j.buut.
JABUUTI(MMEDIA):-Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda KMG ah ee sooomaliya mudane, shekh shirif shiekh axmed,ayaa waxa ay uduleen dalka jamuuriyada j.buuti.
Wafdiga shekh shirif shiekh axmed ayaa waxaa siweyn ugu soodhaweeyey garoonka masuulin uu kamid yahay dhigiisa dalka,Jabuuti ismacil cumar geele ayagona kawada hadlay xirirka labada dal iyo horu marka aydowladda KMG ah kagartey muqdisho.
Waxaa lagu wadaa inuu uduulo madaxweynaha iyo wafdigisa dalka biritan si’ay uga qeyb galaan shirka halka ugafurmi doona soomaalida oo qaban qabadisa halka kasocoto.
Ugu danbeyn waxaa laguwadaa inuu madaxweyne shekh shirif shiekh axmed qudbad dheer kajeediyo shirkaasi oo furmi doona 23-ka bishan.
Maakhir Media Network office j.buut
