|

Rag hubaysan oo katir san al-shabaab oo weraro kuqaaday dagaaladda Garissa, ee gobolka waqoyi bari kenya.

GARISSA(MMEDIA):-Wararka ka’imanaya dagaalada garissa ee xarunta gobolka waqoyi bari kenya ayaa sheegaya inay weraro kadhaceen, kuwaasi oo lagu eedeyey inay kadanbeyaan ururka al-qacidada xirirka laleh ee shabaab.

Werarkani ayaa lasheegay inay sadhiga police-ka werar kusooqadeen rag hubaysan oo wajiga uduuban yahay, waxana lasheegay inay halka kudileen ugu yaran midkamid ah sarakisha saldhiga halka dhowr kalana dhawac sogaarey.

Dadgoob joog ah waxa aysheegen inay rasas iswaydar sadeen ciidamada saldhiga iyo kooxdani, kadibna aygoobta kabax sadeen kooxdaasi.

Goobtaasi ayaa waxay ku dilleen mid ka mid ah Ciidamada Booliska ee Dowladda Kenya, mid kalana waxaa la-sheegay inay u
geysteen dhaawacyo culus, kaasoo dhawaciisa la-geeyay
cisbitaalka guud ee Magaaladda Garissa.

Ciidamadda Booliska ee Dowladda Kenya ayaa waxay ku
fashilmeyn inay gacanta ku soo
dhiggaan aar ka tirsan dagaal-yahanada Al Shabaab oo weerarka geystay, laakiin waxay weerarkaasi u soo qab-qabteen dad kaloo looga shakiyay.

Taliyaha Ciidamadda Booliska ee Gobolka Waqooyi Bari ee
Wadanka Kenya Leo Nyongesa, ayaa wuxuu qiray in weerarkaasi uu ka dhacay dalka Kenya, isagoo dhinaca kalana sheegay in weerar kaasi lagu dillay mid ka mid ah Ciidamadda Booliska ee Dowladda Kenya, halka mid
kalana uu sheegay in uu dhaawacmay.

Mahan markii ugu horaysey oo rag katir san ururka al-shabaab weraro kuqaadan magaaladda garissa, ayagoona dhowr jeer horay weraro uga geystey.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

maakhir Media Network

Comments are closed