|

Banki-moon Waan soo dhawaynayaaa Shirkii Garoowe Qodobadii Kasoo Baxay”

New York-MMedia-Xooghaya Guud ee Qaramada Midoobay Baanki moon ayaa soo dhaweeyay Qodabadii kasoo Baxay Shirkii Garowe2 ee ka dhacay Magaalada Garowe ee Dawlada Puntland .

waxaana uu sheegay baankii moon in ay tahay wax lagu farxo iyadoo maanta ay Somaali ka Go’antahay in la midoobay in yar mooyaane isago tilmaamay in shirkii Garowe lagu soo gaba gabeeyay uu ahaa shir aad u mihiim ahaa oo inta badan ay kasoo qayb galeen madax kakala timi Caalamka iyo Somaaliyaba.

Baanki Moon oo ah Xoghayaha Guud ee QM ayaa soo dhaweeyay Shirka ka dhacay Garowe 2 isla markaana uu tilmaamay in shirkaasi uu ahaa mid Somaalida u mihiim ah.

Maakhir Media QM

Comments are closed