|

Madaxwaynaha Puntland iyo wafdi balaadhan oo u hogaaminayo ayaa shalay ka duulay Magaalada Garowe

Garowe-MMedia-Waxaa shalay galinkii danbe ka dhoofay gagiga dayuuradaha ee Garowe madaxwaynaha puntland iyo wafdi uu horkacayo iyagoo usii jeeda magaalada London ee cariga ingriiiska halkaasi oo ay kaga qayb galayaan Shirka lonon ee looga arinsanayo  Arimaha Somaaliya.

wafdigan waxaa sii sogootiyay Madaxwayne ku xigeen puntland Gudoomiyaha Baarlamanka iyo Qaybaha kale ee dawalada waxaan awafdigani ay sii marayaan magaalada Nayrobi ee xarunta dalka kenya .

Ujeedada safarka ayaa noqonaysa ka qayb galka shirka london ee Somaalida looga arins anayo dhibaatada Hadhaysay mudada 22 sano ah waxaana shirkaasi kasoo qayb gali doona Wadamo badan oo ka kala timi caalamka ,Sidoo kale waxaa Garoonka diyaaradaha ka duulay Madaxdii ka qayb gashay shirka iyagoo u laabtay Magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo mudo Sadax cisha ah aan kala joogsi lahayn duulimaadyada diyaaradaha kuwaasi oo sida  Masuuliyiinta kala duwan ee shirkaasi ka qayb galayay iyo dhamaan cidii kaso qayb galaysayba iyadoo uu shirku ahaa mid lagu lafagurayay Dastuurka Somaaliya.

Maakhir Media Garowe

Comments are closed