|

Nin jaceyl darti isunaftisa uqaarajiyey, dalka konfur africa, iyo sababta keena isdilka.

LAYABKADUNIDA(MMEDIA):-sida lasheegay Nin udhashay wadanka Zimbabwe balse kunoolaa wadanka koonfur Africa ayaa lagu soo waramaya in uu is dilay.

Ninkaan oo magacisa lagu sheegay in ladhahi jirey
Wellington Bota oo ahaa 21-jir ayaa meydkiisa laga helay
qol uu ka daganaa Toitskraal oo udhow magaalada Marble
Hall oo ka tirsasn gobalka koonfureed ee Limpopo ee
wadanka koonfur Africa.

Wellington Bota ayaa la sheegay in uu
sun cabay uuna is dilay markii la
sheegay in ay sirtay ama qiyaantay gabar aysaaxiib ahaaayeen oo uu mudo jeclaa sida ayxaqiijiyeen dadka baadhay arintan.

“waxaanu samaynay baadhitaan waxana ku’ogaaney inay jidhkisa kujirto sunta, poison-ka oo ah sunta qatarta ah,waxna aan raadinayna baadhitan dheerada,’ayuu yiri mid kamid ah kooxaha badbada( rescue group) ee arintan badhayey.

Kitre meronya oo ah mid kamid ah, police-ka degmada Hall, ayaa intaasi kudaray inay
boolisku heleen waraaq uu kusheegay sababaha uu isku dilay taas oo aheyd in ay qiyantay”sirtay” saaxibtiis oo ay xiriir.

Wellington Bota ayaa waxa uu ahaa ninka ganacsada arimaha computer-ka waxana uu mudo degana degmadaasi,waxana gabadhani oo lagu sheegay magaceeda merie anna, ayku abuurtay jaceyl waxayna kubalamen inay guursan doonto intasto lasheegay inay xirir rag kale la’lahayd.

Dalka konfur africa oo aykunool yahiin kumanan dad ah, oo kala jinsi ah ayaa waxa kadhaca inta badan dhacdooyinka ugu badan dhanka isqaarajinta, iyo kuwa kale.

Waxana intabadan dhahdoyinka dhanka isdilka keena,imanka aysan haysan dadka christainka,oo ugu danbeynti naftoda kuqarajiyaan.

Wellington Bota oo ahaa ganacsade weyn ayaa police ka sheen inay baadhayan sababo dheerada isqarajintisa.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed