Shirkad xaran express oo guud ahaan albaada isugu laabtay howlahiishaqo ee ay wadey maxay tahay sababta.
NAIROBI(MMEDIA)Qoraal ku soo baxay website qaranexpress ayaa lagu cadeeyay
in joojisay dhamaan howlihii xawaalada, qoraalka ayaa sidaan
u qornaa.
Wargelin dhamaan Saamiliyada,wakiilada iyo macaamiisha
shirkada Qaran Express Shirkada
Qaran Express waxeey
cadeeynaysaa, kadib markii eysoo food saartay xaalad culus oo dhinaca dhaqalaha ah, in ay awoodi wayday sii wadida
adeegii ay bulshada u haysay,(http://www.qaranexpress.com/),
waxaana sidaas sheegaygudoomiya shirkada Cabdulaahi
Xaashi Jimcaali.
Shirkadda Qaran Express oo kamid ahaa xawaladaha ugu weyn somalida
oo sanadihii lasoo dhaafay ugu mashquulka badan aya xiligaan soo wajahday xaalad aad u xun ayadoo sanadii lasoo dhaafay hoos dhac weyn ku imaaday.
Qoraalka oo ku saxiixay gudoomiyaha iyo sababa keenay
xiritaanka shirkada, ugu danbeynti xidhitaanka shirkada ayaa waxa dhib ku keeni kartaa boqolal macaamil ah oo istic maalijirey.
Mohamed Abdulahi khalif(shiine)
Maakhir Media Network.
