Hay’adaha MSF Spain,UNHCR oo sheegay inay kawal walsan yahiiy kuman qaxoonti soomaaliya, oo barakacay dalka soomaaliya.
NAIROBI(MMEDIA);-Warmurtiyeed aysoo saartay hay’ada (MSF SPAIN) Ayey sheegtay inay kumanan qaxoonti soomaaliya qarka usaaran yahiin cudurada faafa,kuwas oo kunool xeryaha dhabaab ee dalka kenya.
Madaxa hay’ada MSF oo marmurtiyeed kasoosaray magaaladda jinva ayaa shaacakaqaday inay wakhtigani jiran qaarkamid ah dadka qaxoontiga kujira xeryaha dhadhaab, ee dalka kenya inay xaladooda xuntahay.
Hay’ada waxa ay muujisay inay jiran amaan xumo kadhan ah, qaxoontiga aysan macquul gal ahayn iny hay,adaha gargarka siweyn ulasocdaan xaladada noloshadad kaasi kunolyahiin.
Xeryaha dhadhaab oo aykujiran inkabadan nusmalyan qof oo qaxoonti ah,kuwaasi oo intooda badan yahiin soomaali ayaa waxaa ayhay’ada xaqiijisay inay jiran cudurada shubanka, jadeecad,iyo kuwo kale oo kadilaacay.
Warbixinta hay,ada Msf ayaa imanaysa ayadoo guud ahaan joojisey shaqadii ayka haysey xeryahasi ,markii looga afduuby qaarkamid ah shaqaalaha hay’ada (MSF)Mudo kahor taasi oo kentay inay hakad galiyaan guud ahaan hawl galada gargaarka.
Dhanka kale Hay’ada qaxoontiga QM Uqaabil san Aduunka ee UNHCR Ayaa dhan keeda warbixin ay ciwaan uga dhigtay tirakoobka qaxontiga kubarakacay dalka, waxaa aysheegtay inay tahay soomaliya meesha ugu barakaca badan Aduunka.
UNHCR Ayaa Xustay inay wamada kenya, yeman,ethopia, ayku jiraan tirada ugu badan qaxoontiga aduunka waxana aysheegtay inay laba meelod dadka soomaalida aykujiran yeryaha dhadhaab kenya,alqaras yeman, iyo gudaha ethopia.
Warbixintan ayaa waxaa aywalaac kaga muujisay dadka wakhtigani dib uga barakacaya,goobaha loobarakacay ee magaalada muqdisho iyo ceelasha biyaha kuwaasi oo ayxaqjisay inay labadii maalin dagaaladii ugu danbey ee kadhacay, aykabarakacen boqolal dad ah.
Ayadoo hadalkeed siiwadata ayaa waxa aysheegtay UNHCR Inmarka laga imaado wamada afganistan, bagistaan,iyo suldan ay soomaaliya tahay meesha ugu barakaca badan.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network
