Ciyaal Falastiiniyiin ah ayaa ku dhintay kuwa kalen ku dhawacmen kadib Bas ay saarnaayeen ay isku dhaceen Gaadhi kale oo xamuul ah
Ramalah-MMedia-wararka ka imaanaya dalka Falastiin ayaa sheegaya in Bas siday Caruur arday ah ay isku dhaceen gaadhi kale oo xamuula inta u dhaxaysa iskuulka iyo Israeli lorry ee waqooyiga Banka halkasii oo ay warar ku sheegayaan in ay ku dhinteen ilaa 8 caruura ah halka kuwa kalen ku dhawacmeen.
Baskan ayaa siday 50 caruura oo uu kasoo qaaday iskuulka isla markaana ay isku dhaceen gaadhi kale oo nooca xamuula qaada ah kadib markii ay wadadu noqotay mid cidhiidhi aad ah oo ay baabuur badani maraysay.
Madaxwaynaha Falastiin maxamud Cabaas ayaa sheegay in ay tahay wax laga xumaado waxaana uu tacsu u diray dadkii a caruurtu ka geeriyootaya sidoo kale wararka ayaa isi soo Taraya sida ay isugu dhaceen baskan iyo gaadhiga kale waxaana la wadaa badhintaan,sidoo kale waxaa loga shakisan yahay in baska il .

Baskan caruur gaaadhysaa sideed ay ku dhinteen ilaa in kabadan 30 na ay ku dhawacmeen ayaa siday caruur laga soo rawaxiyay iskuul iyadoo uu maryay meel laba buurood dhexdooda ah.
Maakhir Media Raamalah.

