Dowladda britan oo sheegtay inay xoojinayso dagaalka kadhanka ah al-qaacidada soomaliya iyo lacagaha aykubixiso.
NAIROBI(MMEDIA):- tan iyo markii aysooshac baxeen iskubirida ururkii al-shabaab iyo al-qaacida 9-bishan oo aysheegen inay kumidoben dagaalka kadhanka ah rergalbedka ayaa waxa jira warar kaladuwan oo kasoo baxay dowladaha caalamka ayagona shegay inay dagaalka duwanki hore lagalidonan al-shabaaab.
Hadalkii ugu danbeya ee kadhanka ah ururka alqaacidada al-shabaab ayaa waxa hoosta kaxariqay dowlada britan oo sheegtay inay kaqeyb qaadan doonto duqeymo lagu qaado madaxda ururka al-shabaab.
Dowlada Biriten ayaa balan qaaday in ay
kordhin doonto lacagaha ay siiso
wadamada Bariga Africa si sare loogu qaado la dagaalanka
Argagixisada.
Siihayaha xilka safiirka Biriten ee
magaalada Nairobi Dr. Peter Tibber ayaa waxa uu sheegay in
dagaalka ka dhanka ah xarakada shabaab ee iminka socda uu
yahay mid qatar dhanka amaanka ah ku keeni kara gobolka isla markaana loo
baahanyahay in la kordhiyo dadaalka beesha caalamka ee ku aadan in la soo afjaro qatarta argagixisada.
Danjiraha ayaa ka hadlayay furitaankii kulan goboleedkii 5-aad hogaamiyayaasha
sarsare ee gobolka.
Dhanka kale ku xigeenka abandulaha ciidamada Major-
General Maurice Oyugi ayaa waxa uu sheegay in dagaalka iminka
socda ee ka dhanka ah Al shabaab uu yahay mid adag islamarkana kooxaha argagixisada
ay sii balaariyeen howlahooda danbiyada.
HADABA MAXA KEENAY XOOJINTA WAKHTIGAN EE KADHANKA AH ALQAACIDADA AL-SHABAAB..?
Dowladda britan ayaa waxaa mudo dheer kay dib ugafakaraysey inay kaqeyb gasho dagaalka kadhanka ah alshabaab, hase ahaate dadka darasiya arimaha siyaasada ayaa xaqiiqjinaya inay kahortagnayd ayadoo kacabsi qabta indagal ka loo’arko midlamid ah kiihore uga qeyb galeen wadamada rergalbedka madamada Ciraaq ,afganistan,iyo bagistan.
Kaasi oo abuuray nacayb kadhan ah wamada kaqeyb galay dagaalka iyo musliminta, waana sababta keentay inay kaguulaysan wayaan ururka dalibaan, laakin soobixitanka kubiirida al-shabaab ee ururka al-qaacida oo aragtiyo kala gadisan aykabixiyeen madaxda soomalida, ayaa waxa aykeentay inay wakhtigan dowlado badani u bararugan inay qatar kaga imaan karta gudaha dalka somalia.
Dowladda britan ayaa sheegtay inay kubirida al-shabaab ee aykubireen al-qaacida ayfursad siinayso weraro ay wadamada gobolka kuqaadaan ururka al-qaacida.
Mohamed Abdulahi Khalif(shine)
Maakhir Media Network
