|

Tacsi Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun

Tacsi

Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun dhamaan Asxaabta kala ah

Hodon Ismail  Jamac

Hoodo Maxamud Yusuf

Hana Mahamed Shukri

Huda Mahamed Shukri

Muhiin Baashe

Qadan

Muna Carabiyo

Muna maxamed faarax

Xamda Xayd Aw farah

Cosob ismail Jamac

Ugbaad

Faysa cabdi jaamac

Dhamaan  asxaabatan oo joogta Magaalada Hargaysa gaar aahaan Xaafadaha kala ah Calaamadaha ,Xidigta ,Qudhacdheer iyo actober dhamaan  waxay Tacasi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Asma Cabdi Muuse oo ay geeri Naxdinle ku timi  bishi markii ay ahayd 13 bisha labada sanadka 2012  waxayna dhamaan leeyihiin ilaahay janaadii fardowsa haka waraabiyo Aaamin Aamin insha alaah..

Bahda Maakhir Media ahna waxay ledahay  inaalilaahi wa inaa ilayhi raajucuun ilaahay janadii hakawaraabiyo eheladeediina samir iyo imaan haka siyo Aamin Aamiiin.

Maakhir Media Hargaysa

Comments are closed