|

Madaxweyne Obama iyo Ra’isul wasaare Divide cameron oo hawada hadlay sidii shabaab loola dagalami lahaa, iyo xalaalada dalka soomaaliya.

NAIROBI(MMEDIA):-Madaxweynaha dalka maraykanka mr,brack obama ayaa qadka telephonka kulahadlay Ra’iisul wasaaraha britan divide cameron ayagona kawada hadlay arimaha Soomaaliya iyo mushkiladaha ka
aloolsan Syria, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay aqalka cad ee dalka Mareykanka.

Mr. Obama iyo Cameron oo shalay
khadka telefoonka kuwada hadlay ayaa isla soo hadal qaaday
dhibaatooyinka ay maleeshiyada
al-Shabaab ku hayso shacabka Soomaaliya iyo guud ahaan
caalamka iyo sida ay ugubiireen urur weynaha alqaacida.

Dowladda Ingiriiska ayaa muujisay walaaca ay ka qabto in muwaadiniin u dhashay dalkeeda ay ku biiraan kooxda al-
Shabaab oo 9-ka bishan si rasmi ah ugu dhowaaqday inay ku biirtay urur weynaha al-Qacida.

Wada hadalka madaxweynaha
dalka Mareykanka iyo ra’iisul wasaaraha Ingiriiska ayaa ku soo
beegmaya waqti yar ka horshirka Somalida ee London oo uu iclamiyay Mr. Camron, kaasi oo la filayo in uu furmo 23-ka bishan.

Sida ayqoreen warbahinta caalamiga ah, labadan masuul waxa aysiweyn isula garteen kahortaga ururkani iyo inay kordhiyaan dagaalka kadhanka alqaacida.

Mohamed abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed