|

Dagaal Culus oo ka qarxay Maanta Magaalada Baladwayne ee Gobolka Hiraan

Dagaalkan oo ahaa  mid aad u culus oo u dhexeeyada laba qabaa’il o kala dega Magaalada Baladwayne sida ay noo sheegeen dadka deegaanka ee halkaasi ku sugan .

Dagaalkan aad ka cuslaa ee dhawaqiisa oo dhan laga maqlayay ayaa ka dhacay Galbeedka magaalada  Baladwayne  iyadoo  ay nooshegeen goobjoogayaal ku sugnaa  goobta uu dagaalku ka qarxay in dagaalku uu ahaa mid u dhaxeeya laba qabiil oo wad adega degmada Baladwayne iyo Gobolka hiraanba  .

Macada khasaaraha ka dhashay dagaalka balse wararku waxay sheegayaan in dhawac iyo dhimasho jiraan isla markaana ay aan la ogaankarin khasaaraha dagaalka kasoo gaadhay labada dhinaca.

Inkastoo uu gabalku dhacay waxaan idin soo gudbindoonaa dagaaka iyo wixii kasoo kordha.

Maakhir Media Hiraan

Comments are closed