|

Cawayska maakhir media,iyo madadaalada manta

CAWAYSKA(MMEIA)dhaman akhrista yaasha shabakadda maakhir Media waxan cawa hawada idin somarinayna salan,waxana idin sogud bin doona barnaamujka caways ka cawa waxana kusooqadan doona sawirada cajibka ah,ama “funny picture”.

Hadaba waxan halkan idinku sooban dhigayaa sawiro cajiba ee manta iyo facebook iyo sawiradi ugu danbeeyey ee anka ururiyo warqabadka facebook kayga.

Nala cawaye dhaman akhristayasha waxana shabakadda aykuhowl lantahay soogudbinta akhbaraadka,barnaamjyada,iyo wixi idin xiso galin doona.sawirkani waa nin madaxa love uga qortay,waxana cajib ah sida u ugu qortay waxana calamad u ah inuu yahay jcylku shay cajibasawirkana waa nin bada sigalay waxana icajibiyey su’igu turaykana waa aynan adawahir,waxana uu sharaxad ka bixinaya siday isugu biran al-shabab iyo alqaacida wana farin muqal bar internet lasogaliyey.

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Maakhir Media Network

Comments are closed