Shiekh axmed madobe”bal xagee adi doonan al-shabaab dabada ayaa looga dhagan yahay meelay ukacaan ayey layahiin.
NAIROBI(MMedia)axmed madoobe horjoogaha jabhada raskanbooni ayaa sheegay inay shabaab doonayso inay gumado shacabka soomaliyeed waxana u hadalkasi kusheegay inay shabaab yahin dad anan lahayn soomaalinimo.
“al-shabaab waa garac wana kuwo lacag kuqaatay gumaadka dadka rayid ka ah waxani soomalicaado umalaha ayuu yiri, axmed madoobe.
Gudoomiyaha Jabhadda Raskamboni Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Sheekh Axmed Madoobe” ayaa wuxuu shaaca ka
qaaday inay duullaano ku yihiin deegaanada ay ka arrimiso
Xoogaga Shabaab, isagoo dhinaca kalana sheegay inay
gaba-gabo mareyso Al Shabaab.
“Waxaan rabnaa inaan soo afjaro
nimankan Khawariijta ah, waxay dhibaato badan ay ku hayaan shacabka Somaliyeed,
waxaan rabnaa inaan xoog uga qabsano goobaha ay ka talliso”
ayuu yiri Sheekh Axmed Madoobe.
“Al Shaabab waxay socdaanba hadda farqaha ayaa looga
dhagan yahay, xagee ka baxayaan? Meel-na”, ayuu siiraaciyay Sheekh Axmed
Madoobe, isagoo intaasi ku daray
in xilligaan Al Shabaab lagala dagaalamaayo dhulka, cirka iyo
badda.
Sidoo kale shacabka Somaliyeed ayaa wuxuu ugu baaqay inay ka faa’iideystaan fursada balaaran
ee xilligaan lagula dagaalamaayo
Xoogaga Shabaab, oo uusheegay in calamka oo dhan uu waqtigan kula jiro dadaalo
xoogan.
Sheikh axmed madobe ayaa waxa uu sheegay inay so’afjari doonan magaca al-shabaab ayna xiligan meelay ubaxay layahin.
Mohamed Abdulahi khalif(
Maakhir Media Network
