Video:- Ayman Al Dawahiri”Al-Shabaab waxay kusoo Biirtay Al-Qaa’ida”
Muqaal Vedioa ah oo loo qaybiyay shabakadaha enternate ayaa lagu arkay Hogaamiyha al Qaida Ayman Al dawahiri oo ka halday muqaalkaasi ayaa sheegay in xarakada Al Shabaab ay ku soo biirtay Al-Qaaida isagoo sheegay in ay yihiin gaalo nacay isalamrkaana ay ku buhoobeen sidii loola diri lahaa gaalada waa sida uu hadalka u dhigaye.
Hogaamiyaha Al Qaacida oo ka dhex muuqda muqaalkaasi ayaa sheegay in si rasmi ah ay ugu biireeen Al Shabaab bahywanta Al Qaacida Bishaareyso ummadeenaay bihshaaro farxad leh, bishaaradaas oo farxad gelineysa dadka eebe rumeeyey kana caraysiineysa gaalada, oo ah in xarakada Shabaab Al-Mujaahidiin ee Soomaaliya ay Al-qaacida kusoo biirtay”Sidaasi waxaa yidhi Ayman Al dawaahiri.
Alshabaab ayaa iyada lagu eedayn jiray inay xiriri la leedahay ururka alqaacida iyadoo aduuunkku uu il gaara gaara ku hayay isla markaana lagu daray liiska argagaixisada .
Hadalka k asoo yeedhay al Qaacida ayaa dhab u noqonaya wadamada caalamka in ay Alshabab ka mid tahay ururka Al qaacida ee ka dagaalama wadama Ciraaq Paakistan iyo Afgaanisataan,2009 ayay ahayd markii ay Al shabaab shiikh usaama ay ugu baaqday in ay u dagaalami doonto.
Maakhir Media Network
