Rag lagu eedeyey inay lacag udireen al-shabaab oo lasotagey maxkamad kutal dalka maraykanka.
NAIROBI(MMEDIA):-nin muwaadin somali american ah ayaa waxa lagu eedeyey inuu lacag udiray ururka xarakada al-shabab ee gudaha dalka somalia,waxana uu qirtay inuu wahore udiray al-shabaab lacag.
Axmed Xuseen Maxamuud ayaa ka horqirtay maxkamada
madaniga ah ee magalada Minneapolis ee gobakka Minisota
in uu goor hore lacag udiray Alshabab.
Laakin muwadinkaan ayaa ku doodaya in lacgtaan markii uu
diray oo aheyd sanadki hore markii loo sheegay in lagu
dhisi doono masaajid.
Waaxda dambi barista ayaa ogaatay in ninkaan uu qori A47
ah ugaday nin ka mida kooxda Alshabab oo mareykanku uu ku
daray liiska argaga xisada caalamiga ah,
Ninkaan oo dagan Ohio balse kunool Minisota ayaa lagayaba in lagu ciqaabo 15 sano oo xarig ah.
Mareykanka ayaa horeyu maxka madeyay dad badan oo Somali ah kuwaa oo lagu helay dambi ah in ay la shaqeeyaan Al shabab.
Mohamed Abdulahi khalif(shine)
Maakhir Media Network
