Madaxwaynaha Somaliland oo maalinta Bari ah u anababixi Doona Cariga Ingriiska
Wararka naga soo gaadhaya madaxtooyada Somaaliland ayaa Sheegaya in Madaxwaynaha Somaliland uu maalinta bari ah u ka dhoofayo dalka isagoo u anababaxaya dalkaasi london si uu uga qayb gali shirka london sida aanu ka helayno warar ku ag dhow madaxtooyada Somaaliland .
Safarkan madaxwaynaha uu bari uga anabaxayo Somaliland ayaa noqonaya mid uu kaga qayb galaayo shirka london oo loo qabanayo wadamo badan oo ay ka mid tahay Somaliya iyadoo sidoo kalen ay kasoo qayb galayaan 50 dawladood oo caalamkoo dhana .
Shirkan london ayaa dhacaya 23 bisha labaad ee aynu ku jirno iyadoo wararku shegayaan in shirkaasi socon doono muda 6 saacadood ah iyadoo looga tashanayo aayaha iyo waxkabadalka wadanka Somaaliya iyo xalada Burcad aargagixisada .
Safarka madaxwaynaha Somaaliland ee uu Bari uu anbabaxayo Debada aya ku soo beegmaya xili ay maanta ansixiyeen Golayaasha sharci dajinta oo ay goob joog ahaayeen labada Gole Guurtida iyo Wakiilada iyagoo ansxiyaya in xukumadu ay ka qayb gasho shirkaasi isl amarkaan ay ka qayb gali doonto shirkasata oo somaliland Muhiim u ah.
Maakhir Media Hargaysa.
